The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Federaalka
Olole ka dhan ah Agaasimaha NISA C/llaahi Sanbaloolshe oo bilowday kadib Qarixii Xeebta Liido
Xildhibaanno iyo siyaasiyiin ayaa kusoo biiray olole ka dhan ah Agaasimaha Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed (NISA) C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) kadib qarixii Xeebta...
Banaadir
Qasaaraha weerarkii Alshabaab ee Xeebta Liido oo kordhay iyo Booliska oo War kasoo saaray
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qasaaraha uu dhaliyay weerarkii Alshabaab ku qaaday xalay Dadweyne ku sugnaa Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.Weerarka oo ku...
Somali
Dabley ka dhex dagaalameysa Hotel ku yaalla Xeebta Liido iyo Alshabaab oo sheegatay…
Rasaas iyo Qaraxayo ayaa laga maqlayaa Hotelka Beach View ee xeebta Liido, degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho, kadib weerar qarax ku bilowday oo ay...
Banaadir
Is-miidaamiye isku Qarxiyay Xeebta Liido ee Muqdisho iyo Wararkii ugu danbeeyay..
Qof is-miidaamiye ah ayaa caawa fiidkii isku Qarxiyay Xeebta Liido oo dadweyne fara badan ay ku sugnaayeen, waxaana lasoo werinayaa qasaare xoog leh oo...
Caalamka
Janaasadii ugu weyneyd oo Tehran loogu sameeyay Ismail Haniyah iyo Meydkiisa oo loo duuliyay..
Waxaa maanta magaalada Tehran ka dhacday Janaasadii ugu weyneyd muddooyinkan, iyadoo halkaasi Salaadii Janaasada lagula tukaday Hoggaamiyihii Xafiiska Siyaaddda Xamaas Ismail Hanniyah.Munaasabadda oo...