Friday, September 12, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Madaxweynaha Turkiga oo Weerar ugu hanjabay Israa’iil iyo jawaab ka timid Wasiir Yuhuud ah

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku hanjabay suuaragalnimada in Turkiga uu weerar ku qaado Israa'iil, si ay u farageliyaan xaaladda ka taagan magaalada...

Xarun bixin doonta Dal-ku-galka Imaaraadka Carabta oo laga furay Muqdisho

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta Muqdisho ka furtay xarun laga qaadan doono Dal-ku-galka (Visa-ha) dalkaasi oo markii hore dariiq dheer loo mari jiray.Danjiraha dalka...

Ciidamado howlgal burburin ah ku qaaday Xaruntii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgal burburin ah ka bilaabay dhismayaal ay dad barakacayaal ah ka dhisteen xaruntii Wasaarradii Arrimaha Gudaha Soomaaliya, degmada Boondheere...

Dagaal Warbaahin oo ka dhex Qarxay Xisbiga Sheekh Shariif iyo Wasiirada Dowladda Xasan Sheekh

Madaxweynihii hore Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta qarxiyay dagaal warbaahineed, kadib shir jaraa'id oo uu Muqdisho ku qabtay, kaasoo uu ku weerarray...

Ra’iisal Wasaare Xamse oo magacaabay Wasiir, Wasiiru Dowleyaal iyo Wasiir xigeen cusub

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Galabta magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada.Wareegtada Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu sheegay...

Hot Topics