Friday, September 12, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Sheekh Shariif oo Musuq iyo Qabyaalad ku eedeeyay Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa eedeyn culus u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee dowladiisa, isagoo difaacay weriye ay xirtay...

Goalaha Wasiirada Somaliya oo ansixiyay Heshiis lala galay Shirkadda Abu-dhabi Ports

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii toddobaadlaha ahaa ee maanta ku ansixiyey heshiis ay dowladda Soomaaliya la gashay shirkad Imaaraad ah.Qoraal ka...

Bashiir Goobe: Jeneraalka uu 10-ka Sano u xiran yahay Kursiga Xildhibaan ee Beeshiisa

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta loo dhaariyay xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii...

Weriye Cali-Nuur oo degdeg loogu gudbiyay Xabsiga Dhexe, Eedeynta loo heysto iyo Maxkamad..

Xeer ilaalinta Qaranka ayaa si degdega maxkamadda Gobolka Banaadir gelinkii danbe ee shalay horgeysay Weriye Cali-Nuur Salaad oo Booliska Muqdisho ku xiray Talaadadii.Weriyaha...

Xiriirkii Weriye Cali-Nuur Salaad iyo Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Sababta loo xiray

Kadib xariga ay Booliska Muqdisho u geysteen Weriye Cali-Nuur Salaad ayaa waxaa si weyn falkaasi u cambaareeyay saxafiyiin, madax hore iyo siyaaisyiin caan ah...

Hot Topics