Friday, September 12, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Booliska Muqdisho oo Xiray Weriye soo noqday Agaasimihii Warfaafinta Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha

Ciidanka Booliska Gobalka Banaadir ayaa xabsiga dhigay weriye soo noqday Agaasimihii warfaafinta xafiiska Ra'iisal wasaarihii hore ee Xasan Cali Kheyre oo lagu magacaabo Cali...

Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland oo lagu dhaawacay Qarax Alshabaab la beegsatay

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu dhaawacmay Wasiirkii Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar, kadib qarax ay la beegsadeen Alshabaab.Dhaawaca...

Qasaare Culus oo Alshabaab kasoo gaaray Weerarkii J/Hoose iyo Meydad badan la soo bandhigay

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaallo culus oo degaano u dhow magaalada Kismaayo, kadib weerar ay Alshabaab maanta ku qaadeen saddex aag oo...

Joe Biden oo ka haray Tartankii Doorashada Madaxweynaha Mareykanka

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka Doorashada Madaxweeynaha 2024 ee Aqalka Cad.Biden ayaa maanta oo Axad ah 21 July...

Xuutiyiinta Yeman oo Gantaallo ku weerarray Israa’iil iyo Qaraxyo laga maqlay Magaalo…

Xuutiyiinta Yeman ayaa Gantaallo ku weerarray maanta magaalada Eilat e Israa'iil, taasoo jawaab u ahayd weerarkii ay Diyaaradaha dagaalka Yuhuudda ku qaadeen magaalada Xudeydah...

Hot Topics