The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Banaadir
Qarax Is-miidaamin ah iyo Weerar Alshabaab ku qaaday Baar k dhow Godka Jilacow (Faahfaahin)
Weerar ku bilowday qarax loo adeegsaday Gaari is-miidaamin ah ayaa caawa lagu qaaday Bar u dhow Xarunta Xabsiga NISA ee Godka Jilacow iyo Taallada...
Caalamka
Xog laga helay 20 Sano jirka isku dayey inuu Toogasho ku dilo Donald Trump
Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa dhaawac yar kasoo gaaray Dhegta midig, kaddib markii rasaas loogu dan lahaa in lagu khaarijiyo lagu riday,...
Banaadir
XOG: Magacyada Dil-Sugeyaashii Alshabaab ee ka dhex dagaalamay Xabsiga Dhexe
Xog cusub ayaa laga helay Maxaabiistii Alshabaab ee fulisay weerarkii maanta ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe ee Caasimadda Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen ilaa...
Banaadir
Taliska Asluubta oo War kasoo saaray Dagaalkii Xabsiga Dhexe iyo 5 Shabaab ah oo lagu dilay..
Taliska ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa war kooban kasoo saaray dagaal saaka ka dhex qarxay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho oo dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac...
Somali
Ururka Hilaac ee Somaliland oo kala jabay iyo Prof. Axmed Ismacil Samatar oo xilkii laga qaaday
Urur siyaasadeedka Hilaac ee maamulka Somaliland ayaa laba garab u kala jabay, kadib markii uu soo kala dhex galay khilaaf siyaasadeed oo ka dhashay...