The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Baarlamaanka
Xildhibaannada Mucaaradka oo Tallaabo culus ugu hanjabay Sheekh Aadan Madoobe
Xildhibaannada Mucaaradka ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan xasaasi ah la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Sheekh Aadan Madoobe, kulankaas oo fashil kusoo dhammaaday.Xogt la...
Bulshada
Wasiir Caan ka ahaa Dowladii Kacaanka oo Geeriyooday (Akhriso Taariikhdiisa)
Waxaa magaaladda Melbourne ee dalka Australia uk geeriyooday mid ka mida wasiiradii ugu caansanaa Wasaaradda dowladii Kacaanka iyo Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Dr. Maxamed...
Banaadir
C/raxman C/Shakuur oo ku baaqay in ‘Kacdoon’ Shacab lagu kiciyo Madaxweyne Xasan Sheekh
Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa weerar ku qaaday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud isagoo ku eedeeyay Musuqmaasuq, Qaraanbo-kiil iyo bixinta Dhulka Qaranka.C/raxmaan C/shakuur ayaa...
Federaalka
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Socdaal cusub uga bilowday Dalka Eritrea
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal kale ku gaaray dalka Eritrea, iyadoo uu safar shaqo uga bilowday magaalada Asmaraa.Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in...
Banaadir
Howlgal burburin ah oo ka bilowday Xaafadda Dab-damiska Muqdisho iyo Ciidamo xiray…
Ciidamada dowladda iyo maamulka Gobolka Banaadir ayaa saaka howlgal burburin ah iyo banneyn ka wada xaafadda Dab-damiska ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho.Ciidamo fara badan...