The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Banaadir
Nin ay Booliska Muqdisho u xireen dhaqan-xumo oo Dood ka dhaliyay Baraha Bulshada
Taliska Ciidanka Booliiska ee Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay inuu xabsiga dhigay nin dhallinyarro ah oo lagu eedeeyay inuu dhaqan xumo ka waday Baraha bulshada.Ninkan...
Baarlamaanka
Xildhibaannada Mucaaradka oo bilaabay ololaha Mooshin xilka looga tuurayo Ra’iisal Wasaare Xamse
Xidhibaannada Mucaaradka Xukuumadda Ra'iisal wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa furay ololihii ugu weynaa ee looga horjeedo Ra'iisal wasaare Xamse Cabdi Barre, waxayna shir jaraa'id...
Federaalka
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u jawaabay Abiy Ahmed. “Itoobiya iyadaa caalamka wareegeysa..”
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jawaab culu u diray Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, isagoo Itoobiya ku eedeeyay inay xadgudub ku heyso Qaranimada...
Caalamka
Dadka Iran oo doortay Madaxweyne cusub iyo Isbedelka la filayo inuu dhaco
Dadweynaha dalka Iran ayaa Madaxweyne cusub u doortay Mascud Pezeshkian oo ahaa siyaasi qunyar socod ah, isagoo ku guuleystay doorashadii wareegga labaad.Natiijada doorashada oo...
Jubaland
Faahfaahinta Dagaal Beeleed ka socda Degmada Luuq iyo Ciidamo oo ku kala biiray
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ka qarxay degmada Luuq ee Gobolka Gedo, kaasoo u dhaxeeya laba beeleed oo degaanka ah.Dagaalka ayaa dhaliyay...