Sunday, August 24, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay Liiska xubnaha Alshabaab ee la raadinayo & Lacag la dul saaray

Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhow ansixiyay liiska xubnaha Alshabaab ee dowladda Federaalka ay  baadigoobeyso; liiska oo la kooban 11 xubnood oo uu...

XOG: Danjire Maxamed Cali America oo ka gaabsaday inuu xil cusub ka qabto dowladda Federaalka

Safiirka xilligiisu dhammaaday ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Amerika) ayaa la sheegay inuu ka gaabsaday xil cusub oo uu ka qabto...

Cadaado oo gadoodsan iyo Cabdi Qeybdiid oo ku biiray (Maxaa ka soo bixi doona?)

Maamulka Ximan & Xeeb ayaa si weyn ugu gacan seyray go’aankii ka soo baxay madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa in caasimada maamulka Gobollada Dhexe...

XOG CULUS: Taliye cusub oo loo magacaabayo Hay’adda Nabadsugidda Qaranka (Waa kuma…?!!! akhri adigaa yaabi doonee)

Warar xog hoose ay oo Goobjooge.com heshay ayaa sheegaya in lagu dhawaaqi doono Taliye cusub oo ay yeelaneyso Hay'ada Nabadsugidda Qaranka iyadoo xilka laga...

Madaxweynaha oo wareegto ku magacaabay caasimada Gobolada dhexe & Cadaado oo ku gacan seyrtay

Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray shirkii dib u heshiisiinta gobollada dhexe ee Dhuusamareeb ka socday in ku dhow 2 bilood,...

Hot Topics