The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Somali
Shariif Xasan oo magaalada Muqdisho saf loogu jiro qaabilaaddiisa
Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Muqdisho ku sugan ayaa waxaa hoyga uu degan yahay hareeyay xubno fara...
Hiigsiga cusub
DEGDEG: Isbaheysigii ugu weynaa oo ka horjeeda Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho looga dhawaaqay
Isbaheysigii ugu weynaa oo ay ka mid yihiin Xildhibaano, Xisbiyo siyaasadeed, Bulshada rayidka ah iyo qeybo ka mida bulshada ayaa goor dhow looga dhawaaqay...
Somali
FADEEXO: Wasaarad aan loogu talogelin oo la wareegtay Daawo & qalab Sacuudigu ugu deeqay Somaliya
Deeq gaareysa 400 tan oo ka kooban dawo iyo qalab ayaa qeybtii ugu horeysay dhowaan soo gaartay Garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana la yaab lahayd inay...
Ganacsiga
Degaanada Al-shabab ka taliso oo laga joojiyay shaqadii Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud
Howlihii Isgaarsiineed iyo lacag diris ee Shirkadda Hormuud ayaa gabi ahaan laga joojiyay degaanada ay ka taliso Xarakada Alshabaab kadib markii Alshabaab tallaabadaasi qaaday....
Baarlamaanka
XOG CULUS: Guddoonka Baarlamaanka oo go’aankoodii ugu adkaa u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh
Saddexda nin ee Guddoonka u ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay go'aan adag ula tegay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyagoo mideysan, kana...