The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Somali
XAFLAD: Cumar C/rashiid oo xilka kala wareegay Ra’iisal wasaarihii ka horeeyay
Xaflad ay xilka kula kala wareegayaan Ra'iisal wasaarihii hore ee xukuumadiisa kalsoonida weysay C/weli Sheekh Axmed iyo Ra'iisal wasaaraha cusub ee shalay baarlamaanku kalsoonida...
Baarlamaanka
Baarlamaanka Soomaaliya oo Beri cod u qaadaya magacaabidda Cumar C/rashiid
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maalinta Beri ah codka kalsoonida u qaado Ra'iisal wasaaraha magacaaban ee xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo madaxweyne...
Tooshka GJ
FADEEXAD CULUS: Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo ku lug yeeshey fadeexad is-xanbaar ah
Mid ka mida sii-hayeyaasha wasiirada xukuumada kalsoonida lagala noqday Md. Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ku dhaqaaqay tallaabo fadeexo weyn dhalisay oo...
Xog cusub
XOG CULUS: Cumar C/rashiid oo taageero ka helay xildhibaanada ka horjeeda madaxweyne Xasan Sheekh
Ra'iisal wasaaraha magacaaban Cumar C/rashiid Cali ayaa taageero muhiim ah ka helay isbaheysi ay leeyihiin xildhibaanadii taageeray Ra'iisal wasaarihii ka horeeyay C/weli Sheekh Axmed...
Xog cusub
XOG CUSUB: Xildhibaaano Isbaheystay oo shuruudo adag ku xiray ansixinta Cumar C/rashiid
Xildhibaanadii taageeray Ra'iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed isbaheysigooda ayaa shuruudo adag ku xiray Ra'iisal wasaaraha magacaaban ee Cumar C/rashiid Cali "Sharma'arke" si ay u...