The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Xog cusub
Sii-hayaha Ra’iisal wasaaraha oo qoraal amar ah gaarsiiyay xubnaha Golaha wasiirada (Akhriso Wareegtada)
Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ee xilka sii haya ee dhowaan Baarlamaanka kalsoonida kala laabteen xukuumadiisa C/weli Sheekh Axmed ayaa soo saaray wareegtadii ugu horeysay...
Madaxtooyada
Qaar kamida xildhibaada taageersan madaxweynaha oo ka hor yimid musharax Xalane (Xog cusub)
Iyadoo ay sii socoto loolanka loogu jiro cidda loo magacaabayo ra;iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, waxaa dib u dhac soo wajahay mid ka mida...
Sharciyada
Maxaa ka khaldan qaabka loo xiray agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka & Xuquuqda Aadanaha (Faaqidaad)
Waxaa waaberigii saaka laga war helay in gurigiisa xalay saqdii dhexe lagala baxay mid ka mida agaasimayaasha wasaaradaha xukuumada Soomaaliya, kaasoo ahaa agaasimihii wasaarada...
Madaxtooyada
C/kariin Guuleed: Maxaad ka taqaan La-Madaxweynayaasha ku xeeran madaxweynaha?
Dhowaan waxaa awood aan hore loo arag la soo baxay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo xilkiisa muran ka taagan yahay...
Somali
Laba ka mida xildhibaanadii ugu cadcadaa taageerayaasha madaxweynaha oo rajo xumo la soo deristay
Laba ka mida xildhibaanadii ugu cadcadaa ee ku taageeray madaxweynaha mooshinkii lagu riday xukuumadii C/weli Sheekh Axmed ayaa la sheegay inay rajo xumo ka...