The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Baarlamaanka
Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxweynaha iyo xildhibaanadii taageeray Ra’iisal wasaaraha?
Kulan waqti dheer qaatay oo xalay xarunta madaxtooyada ku dhex maray xildhibaanadii taageeray Ra'iisal wasaaraha iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud aya kusoo dhamaaday iyadoo...
Baarlamaanka
Madaxweynaha iyo Guddi ka socda Golaha xildhibaanada Badbaado Qaran oo caawa kulan xasaasi ah yeeshay
Kulan xasaasi ah ayaa caawa xarunta madaxtooyada Soomaaliya uga socda madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddi ka socda Golaha cusub ee...
Baarlamaanka
Xildhibaanno ka horjeeda siyaasadda Madaxweynaha oo isbaheysi cusub uga dhawaaqay Muqdisho (Warbixin)
Isbaheysi loogu magac daray Golaha Badbaadada Qaranka ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Isbaheysigan waxaa ku bahoobay xildhibaanno gaaraya 100 oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya...
Sharciyada
Wasiiro qarka u saaran in la xiro iyo baaritan ku socda kiisaskooda (Xog cusub)
Qaar ka mida Golaha wasiirada ee sii haya xilka ayaa la sheegay inay ku socdaan baaritaano ka horeeyay xiisadii siyaasadeed ee ka dhalatay khilaafka...
Baarlamaanka
Madaxweynaha oo bilaabay qorshe uu kala furfurayo xildhibaanadii taageeray Ra’iisal wasaaraha
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan sidii uu u soo magacaabi lahaa Ra'iisal wasaarihii saddexaad inta uu xilka hayo...