The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Xog cusub
Shariif Xasan iyo Gen. Muungaab oo si weyn uga dhex muuqda ololaha Mooshinka (XOG)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Gen. Xasan Xuseen Mungaab ayaa markale si weyn uga soo dhex muuqday ololaha mooshinka lagu doonayo in lagu rido Ra'iisal wasaare...
Baarlamaanka
Wararkii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga codadka xildhibaannada Barlamaanka (Xogtii ugu danbeysay)
Waxaa si xowli ah uga socda magaalada Muqdisho olole xoogan oo dhinacyada isaga horjeeda mooshinka la filayo in maanta laga yeesho doodii ugu danbeysay codka kalsoonidana...
Baarlamaanka
Dood kulul oo ka dhacday mooshinka iyo Faarax C/qaadir olole ka dhex bilaabay xidhibaanada
Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa dood ka yeeshay maanta mooshinka cusub ee laga keenay Ra'iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed, iyadoo doodo la isugu jawaabayo ay shirka...
Madaxtooyada
Madaxweyne Xasan Sheekh: “Lama magacaabi karo, lamana kala bedeli karo saraakiisha sare ee dowladda” -WAREEGTO-
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray wareegto uu ku joojiyay in wax kala bedel, xil ka qaadis ama magacaabid lagu...
Baarlamaanka
Degdeg: Xildhibaan lagu dhaawacay magaalada Muqdisho
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xildhibaan Mayow Mustaf ay dabley hubeysan dhaawac ugu geysteen Degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho.Xildhibaanka oo kamida xildhibaanada...