Tuesday, September 9, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Ra’iisal wasaare C/weli oo ka tanaasulay inuu hortago Baarlamaanka (Maxaa dhacay?)

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed oo mooshin ka yaallo Baarlamaanka lana filayo in dooda mooshinka ay berito bilaabato isla markaana codka kalsoonida...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo hortegaya Baarlamaanka si uu isku difaaco

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa hortegaya Baarlamanka si uu isaga difaaco mooshinka laga keenay, isla markaana mowqifkiisa uga hor caddeeyo Baarlamaanka Soomaaliya sida uu...

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo duco ku furay shirka maanta iyo wiil uu dhalay Shariif Xasan oo xildhibaan noqday

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta duco ku furay shirkii Baarlamaanka kadib muddo bil ka badan oo tiro ka saddex jeer lagu guuleysan waayay inuu...

FARRIIN QARAN: Gabay caan baxay iyo Geesi cadaalad sugaya (Dhageyso Gabaygii loo xiray Col. Cukaash)

"Farriin Qaran" waa gabay dhab-ka-hadal ah uu tiriyay sarkaal ka tirsan ciidamada xoogga dalka oo lagu magacaabo col Cismaan Cilmi Guure (Cukaash). Gabaygani wuxuu sabab u...

Ra’iisal wasaare C/weli: “Haddii aan xil kaliya rabo, kooxda madaxweynaha ayaan rabitaankooda u yeeli lahaa”

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa si cad ugu sheegay taageerayaashiisa inuu ku qanco codka kalsoonida iyo Baarlamaanka kadib herdan dheer oo dhex maray isaga...

Hot Topics