Tuesday, September 9, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Madaxweynaha Puntland oo kaalin weyn ka qaadanaya mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaraha Somaliya.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa door weyn ku yeeshay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo madaxda dalalka deriska ka codsaday inay qanciyaan Ra’iisal wasaaraha

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka codsaday qaar ka mida madaxda dalalka Geeska Afrika ee saameynta ku leh arrimaha Soomaaliya inay...

La-taliyaha madaxweynaha oo dhaqaale loo adeegsado mooshinka u tegay Turkiga (Fadeexad)

La-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya, ahna saaxiib si weyn ugu dhow C/kariin Xuseen Guuleed ayaa safar degeg ah ku tegay dalka Turkiga isagoo uu la socdo...

Qiimaha codka xildhibaanka oo cirka isku shareeray & Xildhibaano laga dhoofinayo Muqdisho!

Iyadoo uu marxalad cusub galay mooshinka laga keenay Ra'iisal wasaaraha ee horyaala Baarlamaanka, kadib heshiis laga gaaray mooshinka in si caadi ah looga furo Baarlamaanka...

Mareykanka oo joojiyay xiriirkii uu la lahaa Madaxtooyada Soomaaliya

Dowladda Mareykanka ayaa joojisay xiriirkii diblomaasiyadeed ee ay la lahayd madaxtooyada dowladda Federaalka Soomaaliya sida ay Goobjooge.com ka heshay ilo ka tirsan xafiiska madaxweynaha.Joojinta...

Hot Topics