The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Xog cusub
Qodobada heshiis laga gaaray mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaaraha (Xog xasaasi ah)
Kulankii Baarlamaanka ayaa lagu wadaa inuu qabsoomo maalinta Talaadada 2-da Bisha December 2014 kadib dood iyo kulamo is daba joog ah oo la isku xiiqay oo...
Baarlamaanka
Prof. Jawaari: “Mooshinka waan keenayaa, idinkoo buuqeysaan ayaana codka qaadayaa”
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheek Cusmaan ayaa si cad u sheegay inuu mooshinka looga soo horjeedo Ra'iisal wasaaraha uu mar kale hor keeni...
Baarlamaanka
Maxaa ka soo baxay kulankii madaxweynaha iyo xildhibaanada taageersan Ra’iisal wasaaraha
Kulan shalay galabnimadii ilaa xalay dhex maray madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xildhibaanada taageersan Ra'iisal wasaare C/weli Sheekh, kana horjeeda mooshinka laga...
Madaxtooyada
DEGDEG: Kulan madaxtooyada uga socda Madaxweynaha & xildhibaanada taageersan Ra’iisal wasaaraha
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kulan looga hadlayo is-mari waaga ka taagan mooshinka laga keenay Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed...
Madaxtooyada
FADEEXAD CULUS: Taliye cusub oo loo magacabay ciidamada ilaalada Baarlamaanka Soomaaliya (Yaa ka danbeeya?)
Taliyihii ciidamada ilaalada Baarlamaanka ee booliska ayaa xilkii laga xayuubiyay iyadoo loo magacaabay taliye cusub xili xaalad kacsan oo xasaasi ah ay ka taagan...