The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Madaxtooyada
Madaxweyne Xasan Sheekh oo diiday inuu la kulmo wafdi Mareykanka ah
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa diiday inuu kulan la yeesho wafdi ka socday dowladda Mareykanka oo doonayay inay kala hadlaan khilaafka ka dhaxeeya madaxda...
Federaalka
Prof. Jawaari oo ka digay doorasho iyo Shariif Xasan oo isu diyaarinayo caleemo saar
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu kaga hadlayo xaaladda shirka ka socda magaalada Baydhabo ee maamulka loogu dhisayo...
Xog cusub
Maxaad ka ogtahay xildhibaanada loo balan qaaday jagada wasiirnimo?
Qaar ka mida xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo balanqaaday in la siin doono jago wasiirnimo si loo helo taageeradooda, waxayna hadda safka hore uga...
Baarlamaanka
Xildhibaanadii taageersan Ra’iisal wasaaraha oo ku qadeynaya xarunta Barlamanka
Xildhibaannada baarlamaanka ee ka soo horjeeda Madaxweyne Xasan Sheekh iyo mooshinka laga keenay Ra'iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa ku haray xarunta Baarlamaanka oo...
Somali
“SOOMAALIYEEY TOOSOO” oo maanta lagu hakiyay shirkii Baarlamaanka!
Shirkii Baarlamaanka oo markale maanta loo balansanaa inuu furmo si loo qeybiyo mooshinka ka dhanka ah Ra'iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa u hakaday...