Thursday, August 28, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Ergeyga Q/Midoobay ee Soomaaliya oo ka digay mooshinka uu wado Madaxweynaha

Muqdisho, 2 November 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa mujiyay inuu aad...

Madaxweynaha oo amar ku bixiyay inuu socdo shirka Baydhaba & shaqsiga Madaxweynaha loo wado

Khilaafka siyaasadeed ee dhex yaala madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saameyn weyn ku yeeshay shirka maamul u sameynta Gobollada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ee...

Isbaheysi cusub oo ay sameysteen Ra’iisal wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka (Xog cusub)

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed oo dagaal siyaasadeed uga furan yahay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay helay fursad uu...

Fadeexad ka dhacday laaluush la siiyay xidhibaanada saxiixaya mooshinka laga diyaarinayo Ra’iisal wasaare C/weli

Fadeexad aan hore loo arag ayaa la soo weriyay inay xalay ka dhacday magaalada Muqdisho kadib markii la bilaabay in lacago laaluush ah la...

Guddoomiye Muungab oo hormuud ka noqday ololaha mooshinka lagu dirayo Ra’iisal wasaaraha

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Gen. Xasan Maxamed  Xuseen (Muungaab) ayaa hormuud u noqday ololaha lagu doonayo in xilka looga qaado Ra'isal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, iyadoo...

Hot Topics