Thursday, August 28, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Heshiis qarsoodi ah oo laga gaaray canshuurtii Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Banaadir

Heshiis qaroodi ah isla markaana xeer jajab ah oo aan sharci iyo dowladnimo midna xiriir la lahayn ayaa laga gaaray murankii ka taagnaa canshuur...

Maxaad ka ogtahay Shirkadaha Turkiga ee ka howlgala Soomaaliya?

Iyadoo ay si xowli ah usii korortay sida Turkiga ugu lug leeyahay arrimaha Soomaaliya kadib macaluushii 2011-kii, ayaa markii ugu horeysay la shaaciyay shirkadaha...

Madaxweynaha: “Waxba kama jiraanisku shaandheynta Ra’iisal wasaaraha”

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa "waxba kama jiraan" ku tilmaamay isku shaandheynta uu maanta  25 Oktoobar ku dhawaaqay Ra'iisal wasaare C/weli Sheekh Maxamed, taasoo...

Ra’iisal wasaaraha oo isku shaandheyn la yaab leh ku sameeyay Golaha wasiirada

Ra'iisal wasaare A/weli Sheekh Maxamed ayaa saarka aroortii ku dhawaaqay isku shaandheyn uu ku sameeyay  qaar kamida golaha wasiiradiisa oo xilalka loo kala bedelay....

Ma taqaan halka ay ku baxaan kharashaadka ugu badan dowladda Federaalka?

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu tilmaamaa dowladda ugu miisaaniyad yar dowladaha caalamka, tusaale ahaan sanadka 2004 waxay miisaaniyadda dowladda gaareysaa: $ 216,230,043.  Lacagta soo...

Hot Topics