Monday, August 25, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Ra’iisal wasaare C/weli oo transit qorsheysan ku maray Garoonka Muqdisho

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/weli Sheekh Maxamed ayaa ku dhaqaaqay arrin dad badan ka yaabisay markii uu hakasho (transit) ku maray Garoonka diyaaradaha...

Maxaa ka khaldan heshiiska dowladda iyo Puntland?

Waxaa magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka dhacay xaflad lagu saxiixay heshiis dhex maray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedka Puntland oo khilaafaad...

Madaxweynaha oo la wareegay shaqadii wasiirada

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa socdaal ku jooga dalka Faransiiska, iyadoo ay wehliyaan wasiiro ka mida golaha xukuumada sida wasiirka arrimaha dibadda iyo wasiirka...

Wasiirka Garsoorka ma dhisi karaa Maxkamadda Dastuurka?!

Waxaa maanta ka furmay Muqdisho shir  la sheegay in looga hadlyo:Xeerka nidaamka   garsoorka,Xeerka  samaynta maxkamada  dastuuriga  ee dalkaiyo  Qorshaha  hirgelinta   dib u howl  galinta  ...

Ra’iisal wasaare C/weli oo digniintii koowaad ka helay Madaxweynaha

Ra'iisal wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay digniintii ugu horeysay oo toos ah kasoo gaartay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, taasoo salka ku heysa...

Hot Topics