Monday, February 2, 2026

Daahir Calasow oo digniin yaab leh u diray Madaxweyne Farmaajo [Kaamerooyinka Sirdoonka Itoobiya]

-

Digniin ku socota Madaxweyne farmaajo

Waxaan halkaan Ku soo gudbinayaa arrin qatar ah oo ay sameeyeen Sirdoonka Ethiopia oo ah in ay heystaan isla markaana ay maamulaan Qaar ka mid ah kaamirooyin-ka (CCTV) ee ku xiran Xarunta (Villa Somalia) .
Kaamirooyinka waxeey kala socdaan:

1- La socodka Dadka u imaanaya Madaxweynaha.
2- La socodka Kulamada Madaxweynaha iyo Shirarkiisa
3- La socodka dhaqdhaqaaqa Madaxweynaha (markii uu baxayo iyo markii uu soo galayo) xarunta (Villa Somalia)
4- La socodka dhamaaan dhaq dhaqaaqa madaxweynaha iyo shaqaalaha Madaxtooyada.

Meelaha ay ku xiran yihiin Kaamirooyinka qaar.?
1- Parkinga baabuurta la dhigo ee xarunta Madaxtooyada.
2- Albaabka laga soo galo xarunta madaxtooyada iyo ka soo horjeedka Madaxtooyada gaar ahaan Hotel SYL,
3- Wadooyinka u dhaxeeyo qololka Madaxtooyadda.
4- Qaar ka mid ah xafiisyada Xogheynta madaxtooyada,
5- Hoolka shirarka Madaxtooyada.

Fiiro gaara:
1-Dhamaan kaamirooyinka Sirdoonka Ethiopia waxaa laga Xukuma xarunta Safaarada Ethiopia oo ku dhextaal Villa Somalia.
2- Si aan loo fahmin waxay sameeyeen sadaxdii kaamiro oo ku xiran hal meel, mid ka mid ah waxay si toos ah u aada Safaaradda.
3- kaamirooyinkaan waxaa lagu xiray xilligii uu Xasan Garguurte Madaxweynaha loo doortay.

Talo soo jeedin.
1- Madaxweynaha iyo team-kiisa waa iney badalaan dhamaan kaamirooyinka ku xiran Xarunta Madaxtooyadda iyo meelaha ku dhow dhow Xarunta Villa Somalia, Madaama kaamirada ay u dhiganto Askari Qarsoon,
2- in lagu noqdo dhaamaan Network iyo habka ay ku shaqeyso dowlada gaar ahaan kuwa ku xiran Internet-ka network.

Haddii aan sidaas la yeelin waxeey ku guuleeysan karaan iney Madaxweyne Farmaajo si fudud ku dilaan iyagoo ku hogaamin kara cadawga ama dadka u shaqeeya.

by Dahir Alasow

Qoraalka kama tarjumayo aragtida Mareegta GOOBJOOGE.NET, wuxuuna gaar u yahay qoraaga ku saxiixan.
The views and opinions expressed in this website are those of the authors and do not necessarily reflect Goobjooge.net's editorial stance.

XULKA WARARKA

WARARKA CUSUB

Yaa Sheekh Shariif ka hor istaagay inuu hoggaamiyo Golaha Mustaqbalka ee Mucaaradka Dowladda Xasan Sheekh?

Shirkii Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo madasha mucaaradka Mustqablka ayaa kusoo dhammaaday magaalada Kismaayo, iyadoo lagu heshiin waayay hoggaan uu...

Saddexda Qodob ee ugu culus War-murtiyeedka Shirka Kismaayo ee Mucaaradka

Shirkii Golaha Mustaqbalka Somaliya ee ka socday magaalada Kismaayo ayaa laga soo saaray war-murtiyeed si weyn loogu eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya, looga soo horjeestay wax...

Natiijada Imtixaanka Dowladda Somaliya ee Dugsiyada Sare 2024-2025 oo la shaaciyay iyo Ardayga …

Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Jowhar uga dhawaaqday natiijada Imtixaankii fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare ee koonfurta Soomaaliya, sanad dugsiyeedka 2025/2025.Waxaa...

AKHRISO: Liiska Magacyada Xildhibaannada Maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya

Guddiga Hubinta iyo Ansixinta Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ee Dowlada Federaalka Soomaaliya magacawday ayaa soo saaray Liiska rasmiga ah ee Golaha...

Natiijada Imtixaanka Dowladda Fasalka 8aad ee Dugsiyada G/Banaadir 2025 (Halkan ka Akhriso)

Maamulka Gobolka Banaadir, Qeybtiisa Agaasinka Waxbarashada Gobolka ayaa maanta shaaciyay Natiijada imtixaanka Fasalka 8-aad ee sanad Dugsiyeedka 2024/2025.Imtixaankii Fasalka 8aad ee dugsiyada Gobolka Banaadir...

Puntland oo beenisay inay ciidankeeda qabsadeen Markabka Hubka sida ee MV Sea World, baaqna u dirtay DFS iyo Turkiga

Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa war cusub kasoo saaray markabkii hubka siday ee MV Sea World, iyadoo shaacisay inuu markabkaas weli ku socdo baaritaan. War-saxaafadeedka oo...

Fahad Yaasiin oo Siciid Deni ku dhaliilay Markabka Hubka ee Puntland qabsatay, lana saftay Dowladda Federaalka

Agaasimihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan markabka hubka sida ciidamada Puntland ay qabsadeen, kaasoo xiisad cusub...

XOGAHA QARSOON

Yaa Sheekh Shariif ka hor istaagay inuu hoggaamiyo Golaha Mustaqbalka ee Mucaaradka Dowladda Xasan Sheekh?

Shirkii Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo madasha mucaaradka Mustqablka ayaa kusoo dhammaaday magaalada Kismaayo, iyadoo lagu heshiin waayay hoggaan uu...

XOG: Is-faham laga gaaray wadadal toos ah oo dhex Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif

Wadahadallo si hoose ugu socday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo hogaamiyaha Madasha Mucaaradka Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegay in horumar laga gaaray.Ilo...

XOG: Sababta dhalisay in xilka laga qaado Agaasimihii Hay’adda NISA C/llaahi Sanbaloolshe

Xog hoir leh ayaa laga helayaa sababta xil ka qaadista Agaasimihii Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).Agaasime Sanbalooshe ayaa xilka...

XOG: Wararkii ugu danbeeyay ee Xil ka qaadista Agaasimaha Hay’adda NISA C/llaahi Sanbaloolshe

Waxaa mar kale socda dadaal loogu jiro in lagu qanciyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) oo xil ka qaadistiisa...

AKHRISO QORMOOYINKA KALERELATED
Recommended to you