DAAWO KASHIFAAD: Yaa ka danbeeyay Heshiiskii Saldhigga Milateriga ee Berbera lagu siiyay Imaaraadka..?

0
Aqoonyahan C/salaan Xaaji Ismaaciil ayaa ka hadlay  heshiiska muranka badan ka taagan yahay ee saldhigga Berbera ee milateri lagu siiyay Imaaraadka Carabta.
Wareysiga Dalmar TV waxaa uu a hadlayaa :
1. Halista uu leeyahay saldhiga Milatery ee Berbera,
2. Cidda saxiixay heshiiska
3. Sababta loo qariyay cidda saxiixday.
4. iyo arrimo kale