DAAWO: Obama iyo Xaaskiisa Michelle oo farriin cajiib ah kasoo diray Aqalka Cad

0

Madaxweynaha  Mareykanak ee sii socda, xilligiisana dhammaaday Barack Obama iyo Xaaskiisa Michelle ayaa farriinta hambalyada ciid Gaaleedka la wadeegay dadka Mareykanka iyo dunida.

Labadan lammaane oo muddo 8 sano ah Aqalka cad ku noolaa ayaa maalmo qura uga harsan yihiin inay ka huleelaan, laakiin waxay dhigeen taariikh weyn, waxaana farriintooda hambalyada ay ahayd mid ay talantaalinayaan oo kalsooni iyo xirfad aqoon ku laran tahay ay ka muuqatay.