DAAWO SAWIRRADA: Magaalada Ceelbuur oo isu bedeshaya lama-degaan & Alshabaab oo la wareegay

0

Sawirro ay baahiyeen warbaahinta Alshabaab ayaa muujineysa magaalada Ceelbuur oo isu bedeshay lama degaan kadib markii ay isaga baxeen ciidamadii Itoobiya oo muddo saddex sano ah ku sugnaa.

Gebi ahaan dhismooyinka magaalada ayaa haawanaya oo aanay jirin cid ku nool, waxaan ka muuqday inay ahayd magaalo aanay cidna joogin.

Alshabaab ayaa dib ula wareegay markii ay muddo saddex sano ah go’doomin ku hayeen isla markaana u diideen dadkii deganaa inay ku noqdaan.

DAAWO SAWIRRO