DAAWO: Sawirradii ugu naxdinta badnaa ee Tahriibayaal ku le’aday Xeebaha Talyaaniga

0

Warbaahinta caalamka ayaa soo bandhigtay sawirradii ugu naxdinta badnaa ee laga soo qaado tahriibayaal ku dhintay xeebaha Talyaaniga oo Afrikaan ah.

Sawirrada uu qaaday sawir-qaade Aris Messinis, oo ka tirsan wakaalada wararka ee AFP ayuu ku sheegay inuusan weligii arkin wax la mida dadka tahriibayaasha ahaa ee ku haftay badda.

Dadka tahriibayaasha ahaa ayaa u kala dhashay dalalka: Eritrea, Ethiopia, Somalia, Nigeria and dalal kale. Waxay ka socdeen Doon ka sameysan alwaax oo shan laab tankeeda dad ka badan la saaray.

DAAWO SAWIRRADA NAXDINTA IYO LA-YAABKA LEH 

tahriib-01tahriib-02tahriib-04tahriib-05tahriib-06tahriib-07tahriib-08tahriib-09tahriib-10