DAAWO SAWIRRO: Xilwareejintii Guddoomiyaha G/Banaadir & Balanqaadka Guddoomiyaha cusub

0

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay si rasmi ah xilka ula wareegay.

Khudbad uu ka jeediyay xafladda xil wareejint ayuu balan qaaday inuu halkiisii ka sii wadi doono shaqadii uu qabtay Guddoomiyihii hore, wuxuuna caddeeyay in shaqaalaha Gobolka hadda ka shaqeeya gobolka ay ku filan yihiin howsha.

Guddoomiyaha cusub  ayaa balanqaaday  inuu xuquuqda shaqaalaha Gobolka si weyn u dhowri doono, isagoo ilaalin doono hantida umadda Soomaaliyeed iyo sareynta sharciga, wuxuuse ka digay inuu hubo haddii go’aanada saxda ah uu qaato inuu ku weyn doono saaxiibo badan oo uu leeyahay.

DAAWO XULKA SAWIRRADA

4

7

5

2

9

8