Sunday, July 20, 2025

DIGNIIN: Dooliyaal dad cun ah oo dalka soo galay [Maqaal Prof. Yahya Amir ka qoray Farmaajo]

-

Dooliyaal (Jiirar) qamaam ah.Aqri qormadan kuna fasiro sawirada, Haddii aad taqaan sida sawirada loola aqriyo qoraalada.

1-Haddii aan nahay shacab, Waxaan henay FARMAAJO (Butter) waan faraxnay, waxaan ku fekereynay in aan Rootiga iyo wixii calaf aan helno aan marsano oo aan ku baahi beelno. Fiiri sawirka 1aad.

 

 

 

 

 

 


2- Markii Farmaajo ka cararay Hotel Jazeera ,waxaa Hotel Jaziira ka soo baxay Dooliyaal, dhaarsan, oo afku u furan yahay. Oo rabo in ay naga qaataan Butterkii aan helnay, kuwaas oo ah Aala-DAHAF. Fiiri sawirka 2aad iyo 3aad.

Image may contain: birdNo automatic alt text available.


3-waxaa Miyi, Magaalo iyo Diaspora ka soo qamaamay dooliyaal badan oo hunguri iyo xildoon ah. Fiiri sawirada 4aad, 5aad, 6aad iyo 7aad.

Image may contain: foodNo automatic alt text available.No automatic alt text available.Image may contain: one or more people

 

 

 

 

 

 

 


 

4 waxa ay bilaabeen dooliyaashii looga soo guuray Hotel Jazeera in ay Heeso iyo meediyaha nagu maaweeliyaan, fiiri sawirada 8aad & 9aad.

No automatic alt text available.Image may contain: camera

 

 

 

 


5- Dantoodu dal dhisid uma imaan ee waa ay rabaan in ay Farmaajada fashiliyaan,si ay kaligood u cunaan, fiiri sawirada 10,11,12, &13.

No automatic alt text available.No automatic alt text available.Image may contain: cat

No automatic alt text available.

 

 

 

 


 

6- Dooliyaashaa qaarkood, dad ayeey qoorta uga xiran yihiin ,oo meel kale ayaa laga hagaa, qaarna ummada kale ayeey dhagta wax ugu sheegaan ,fiirii sawirka 14 & 15.

Image may contain: one or more peopleNo automatic alt text available.

 


7- waxa ay isku maleeyaan in ay yihiin Ina libaax san ka taabte, libaaxyada soo diray ayeey u maleeynayaan in ay u qoslayaan, laakin markii libaaxii soo diray ku xanaaqo, Haye. Fiiri sawirada 16, 17, & 18.

No automatic alt text available.Image may contain: cat

No automatic alt text available.

 

 

 

 

 

 


8- Ayaga ayaa dhaxdooda is khayaanayo waxa ayna ku dambeeynayaan in laftooda Farmaajo laga dhigto. Fiiri sawirada 19, 20, 21,22, 23,24.

Image may contain: one or more peopleImage may contain: 1 person, foodImage may contain: one or more peopleImage may contain: foodImage may contain: food

 

 

 

 

 

 

 

-ugu dambeeyn caruur iyo ciroole ayaa ka qaylin doona, waxaana la soo dhajin doonaa tabeele ay ku qoran tahay iska jira dooliyaasha, fiiri sawirka 25 & 26.

No automatic alt text available.No automatic alt text available.


10- Ugu dambeeyn Farmaajo iyo shacbku waxa ay fahmi doonaan DOOOOOLIYADA Danta gaarka ah wata,oo dad kale soo direen, dad iyo dalna aan u naxeeyn.

NB. Haddii aad Dooliyaashii ku haray Hotel Jazeera aad ku aragto Villa Somalia, Adiga iyo Farmaajaba waa cunan tihiin.

Qore: Yahya Amir.

Qoraalka kama tarjumayo aragtida Mareegta GOOBJOOGE.NET, wuxuuna gaar u yahay qoraaga ku saxiixan.
The views and opinions expressed in this website are those of the authors and do not necessarily reflect Goobjooge.net's editorial stance.

XULKA WARARKA

WARARKA CUSUB

FAAHFAAHIN: Qarrax is-miidaamin ah oo AS ku qaaday Kuliyadda Jaalle Siyaad iyo Saraakiil Caddaan ah..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay afaafka hore Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho.Qaraxa oo uu fuliyay...

Wado cusub iyo Buundo laga dhisayo jidka isku xira Isgoysyada Shaqaalaha iyo Sheekh Cali Suufi

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha Wado cusub iyo Buundo laga dhisayo jidka 26-ka Juun...

Alshabaab oo la wareegtay degmada Moqokori iyo Wararkii ugu danbeeyay..

Wararkii ugu danbeeyay ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaalad adag ay ka taagan tahay Bariga gobolka. kadib weerraro dhowr jiho ah oo Alshabaab...

Faahfaah: Qarax is-miidaamin ah oo Shabaab ku qaaday Moqokori iyo Hoggaamiye lagu dilay

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax is-miidaamin ahaa oo saaka ka dhacay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, kaasoo ay sheegatay Alshabaab. Qaraxa ayaa loo...

Dagaalkii Siyaasadeed Xasan Sheekh iyo Siciid Deni oo gaaray Gobolka Sanaag iyo Xiisad ka taagan

Gobolka Sanaag ayaa galay xaalad cusub, iyadoo ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo olole lagu doonayo in degaanada Sanaag ku biiraan maamulka SSC-Khaatumo.Guddoomiyihii hore...

Shirkii Madaxweyne Xasan iyo Madasha Mucaaradka oo la isku mari waayay (ma burburay mise..?)

kulankii labaad shirka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Samata-bixinta Mucaaradka ayaa maanta ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee Villa Somaliya.War kooban oo kasoo baxay...

FAAHFAAHIN: Dad yar oo ka badbaaday Diyaaraddii AUSSOM ee ku burburtay Garoonka Muqdisho

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay diyaarad nooca Helicopter-ja ah oo ay lahaayeen ciidamada Midowga Afrika ee howlgalka AUSSOM, taasoo kasoo kacday garoonka Ballidoogle...

XOGAHA QARSOON

XOG: Is-faham laga gaaray wadadal toos ah oo dhex Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif

Wadahadallo si hoose ugu socday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo hogaamiyaha Madasha Mucaaradka Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegay in horumar laga gaaray.Ilo...

XOG: Sababta dhalisay in xilka laga qaado Agaasimihii Hay’adda NISA C/llaahi Sanbaloolshe

Xog hoir leh ayaa laga helayaa sababta xil ka qaadista Agaasimihii Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).Agaasime Sanbalooshe ayaa xilka...

XOG: Wararkii ugu danbeeyay ee Xil ka qaadista Agaasimaha Hay’adda NISA C/llaahi Sanbaloolshe

Waxaa mar kale socda dadaal loogu jiro in lagu qanciyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) oo xil ka qaadistiisa...

XOG: Maxaa ka jira in Madaxweyne Xasan Sheekh uu luminayo taageerada Mareykanka?

Waxaa dhowaan baraha bulshada iyo qaar ka mida Warbaahinta Soomaalida lagu faafiyay Wararka ku saabsan in Aqalka Cad ee Mareykanka uu si weyn uga...

AKHRISO QORMOOYINKA KALERELATED
Recommended to you