Thursday, March 28, 2024

FARMAAJOOW MA SIDAAN BAAD NOQOTAY?: Waa dhacdo Musuq ah oo qabsatay Muwaadin !

-

- Advertisement -

Saakay waxaan usoo baxay inaan shaqooyin dhowr ah qabsado anigoo g’oaansaday inaa ku hor maro Xamar wayne si aan uga soo adeegto maadama aan safar ahay.

Markii aan in cabaar ah socdaywaxaaa na istaajiay ciidamada taraafic (Wadooyinka) ayagoo iwaydiiayay sharciyadeyda, dhaman waan tusay, kadibna waxa uu igu yiri jidka dhexdisa aad istaagtay qalad ayay aheed waxaan ku iri adiga ayaa i istaajiyay
Intaa kadib wuxuu igu iyiri waa in aad ganaax bixiso iyo in aan fisha tarafiko ku geeyo kala dooro,

Anigoo oo isku kalsoon ayaan dhahay fisha taraafiko igeey adiga ayaanba dacwad kaa ahaye, askari qori wata ayaa horey iisoo fuulay waan tagnay meeshii,

Askarigii waxa uu war ka bilaabay taliye baabuur qalad galay ayaan soo qabtay, isagana dacwad aan qabaa ayu leyahay, ilaa intaas waxaan islahaa hadal ayaa lagu dhihi doonaa, taliyaha fadhiya meesha waxa la iigu sheegay magaciisa baakay,

- Advertisement -

Talayaha wuxuu hadal ka bilaabay asoo leh anaga shacab ma dhgaysanee askari waa fasaxantahay waajibkaada waa gudatay, adigana yaroow 30$ oo ganaax ah iska bixi.

Waxaan ku dhahay marka hore maa i dhagaysatid taliye?

Waxa uu u yeeray 2 askari waxa uuna amaray hadan hadalka badiyo in la ixiro dadki dhan ayaa halmar gees iila baxay oo yiri meeshan maanta ma kuugu horeysa?

Sxb waqti ha iska dhumine iska bixi lacagtan ilaahaa meel kale kaa siinaayee.

Lama yaabaneen lacagta laakiin sida wax u dhacayaan ama xafiiskaas uu shacabka ula tacaamulo iyo dadka dulman ayaan aad ula yabay,

Waxaasa iiga sii darneed markaan bixiyay lacagtii aheed $30 oo u dhiginta 690,000 shilin somali. boonada la isiiyay waxaa ku qornaa ganaax dhan 100,000 shilin somali waan sii quustay halka ay wax marayaan markaan arkay.

Umada somaliyees Allah ayaa u maqan.
#Long_way_to_have justice_in_Somalia.

- Advertisement -

Hoos ka eeg Sawirada Boonada iyo EVC Ka aan lacagta ku diray Qiimaha la iga qaaday iyo qiimaha Ku qoran boonada

Fadlan muwaadin adoo mahadsan sii Qeeybi si cadalaada loo hor keeno taliye Bakaay iyo kooxdiisa.

W/Q: Sacid Islam

- Advertisement -

Qoraalka kama tarjumayo aragtida Mareegta GOOBJOOGE.NET, wuxuuna gaar u yahay qoraaga ku saxiixan.
The views and opinions expressed in this website are those of the authors and do not necessarily reflect Goobjooge.net's editorial stance.

XULKA WARARKA

WARARKA CUSUB

Diyaarad Drone ah oo ku dhacday Gobolka Hiiraan iyo Alshabab oo la wareegtay

Alshabaab ayaa soo bandhigtay Diyaarad Drone ah, gaar ahaan nooca wax basaasa oo kusoo dhacday degaan ka mida Gobolka Hiiraan oo u dhow...

XOG: Qodobadda Madaxweyne Xasan Sheekh ka tanaasulay & Qodobka uu ku tiirsan yahay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo olole ugu jiray dhammeystirka Dastuurka KMG ah ayaa ka tanaasulay laba Qodob oo xasaasi ahaa, kana mid ahaa...

Golaha Wasiirada oo kulan degdega ku ansixiyey Heshiiska soo saarista Shidaalka ee Turkiga

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan deg-dega oo uu Galabta yeeshay ku ansixiyey Heshiiskii soo saarista Shidaalka iyo Gaaska ee dhex maray dowladaha...

XOG: Khilaaf ka dhashay Nuqulka ugu danbeeya ee la ansixinayo 4-ta cutub Dastuurka Cusub

Kulankii labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Somaliya ee la filayay in maanta lagu ansixiyo 4 cusub oo ka mida Dastuurka KMG ah ayaa dib...

Faahfaahinta Weerarkii Alshabaab ee Daaru-Nimca iyo Wararkii ugu danbeeyay Qasaaraha..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar gaadmo ah oo saaka aroortii ay Alshabaab ku qaadeen degaanka Daaru-Nicma ee degmada Aadan Yabaal, Gobolka Sh/Dhexe.Weerarka...

Puntland oo Digniin culus iyo Go’aan kasoo saartay dhammeystirka Dastuurka KMG ah

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si adag u eedeysan wax ka bedelka Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, iyadoo ku eedeysay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu...

Maxkamadda Ciidamada oo Sufyaan Taakeeye iyo Kooxdiisa ku riday xukunno kala duwan

Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa xukunno kala ku riday Sufyaan Sheekh Axmed Sheekh Maxamed (Taakeeye) iyo laba xubnood oo ka mida kooxdiisa oo lagu...

XOGAHA QARSOON

XOG: Qodobadda Madaxweyne Xasan Sheekh ka tanaasulay & Qodobka uu ku tiirsan yahay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo olole ugu jiray dhammeystirka Dastuurka KMG ah ayaa ka tanaasulay laba Qodob oo xasaasi ahaa, kana mid ahaa...

XOG: Khilaaf ka dhashay Nuqulka ugu danbeeya ee la ansixinayo 4-ta cutub Dastuurka Cusub

Kulankii labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Somaliya ee la filayay in maanta lagu ansixiyo 4 cusub oo ka mida Dastuurka KMG ah ayaa dib...

Tegista Farmajo ee Garowe iyo Isbaheysiga cusub ee Mucaaradka Madaxweyne Xasan Sheekh

Iyadoo ay sii xoogeysaneyso xiisadda siyaasadeed ee wax ka bedelak Dastuurka ayaa waxaa soo baxaya dadaaladii ugu danbeeyay ee dhinacyada iska horjeeda.Madaxweynihii hore Maxamed...

Mareykanka oo xiyaarad kusoo rogay Shirkado iyo Ganacsato taageera Alshabab (Akhriso Liiska)

Dowladda Maraykanka ayaa cunaqabatayn lagu soo rogtay 16 shirkadood iyo shaqsiyaad ka howlgala Geeska Afrika, Imaaraadka Carabta iyo Jasiirada Qubrus oo lagu eedeeyay inay...

AKHRISO QORMOOYINKA KALERELATED
Recommended to you