Wednesday, February 11, 2026

Geela Soomaaliya oo halis ku soo socoto [Baaq & Digniin-Qormo]

-

Xoolaha waa kuwa aan ku faano siiba Geela marka Daraasad aan sameeyey Dhawaan oo Kooban waxaan ku ogaadey in Maalin kasta Muqdisho keliya lagu Qalo 110 Neef oo Geela marka Bishii waa Imisa, Sannadkiina waa imisa, ku darso Gobolada kale marka waxa Muuqata Dhibaato weyn oo ku aadan Xaalufinta Geela oo Tarankiisa ay hakiyeen Dagaalada iyo Colaadaha.

Cunista Hilibka Geeka waxaa sii badiyey iyadoo dadka Soomaaliyed waayadaan dambe iska Dhaafeen Cunistii Hilibka Lo’ada oo ah Hilibyada aadka loogu jecel yahay dunida marka ma garan karo sababta ay dadka uga door Bideen Hilibka Geela , Maalin dhaweyn ayaa nin Saaxiibkey isagoo ila fadhiya ayaa waxaa Telka loogu soo sheegey in lo hayo Carab Lo’aad

Inta aad u faraxay ayaa Waxaa weydiiyey waxaa uu ka rabo Carabka Lo’aad markasuu inta Afkiisa kala qaadey ayuu yiri “ Nabaradaas ayaa iga soo baxay marka Carabka ayaa ku daaweyn jirey, isagii ayaan maalmahaan raadinayey ” waxaan weydiiyey waa adiga Balansanaya Cararb Lo’aad ma suuqayadaa ka weysey? Inta igu qosley buu yiri “ Ma maantaan u dhibtoon lahaa Hilib Lo’aad iyo Caano lo’aad dadkii baa wax Xun looga sheegey Soomaali Maryooleey wax baa la diidaa la maqley,hadii ay ogaan lahaayen Macaanka Hilibkaas, iyo Daawadiisa waxaa ka sii daran sida uu ugu macaan yahay Busteekiga

Dabar Go’a lagu hayo Geela hadii aan xal loo helin in mar uun waa lagu diimi doono Xoolaha Geela marka Waagii ay Dowlada jirtey waxaa dadka loo qorsheeyey in maalin ay Cunaan Hilib Lo’, maalin ay Cunaan Hilib Kaluun iyo maalin ay Cunaan Hilib geel waa marka ay soo baxeyso Heestii “Cuna Maleyga waa Shey Macaan” marka waxaa Dowlada Federaalka, Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Maamulka Gobolka Banaadir u sheegayaa in ay dib ugu laabtaan Qorshahaas si loo badbaadiyo xoolaheena gaar ahaan Geela

W/Q: Amiin Yuusuf Khasaaro

Qoraalka kama tarjumayo aragtida Mareegta GOOBJOOGE.NET, wuxuuna gaar u yahay qoraaga ku saxiixan.
The views and opinions expressed in this website are those of the authors and do not necessarily reflect Goobjooge.net's editorial stance.

XULKA WARARKA

WARARKA CUSUB

Yaa Sheekh Shariif ka hor istaagay inuu hoggaamiyo Golaha Mustaqbalka ee Mucaaradka Dowladda Xasan Sheekh?

Shirkii Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo madasha mucaaradka Mustqablka ayaa kusoo dhammaaday magaalada Kismaayo, iyadoo lagu heshiin waayay hoggaan uu...

Saddexda Qodob ee ugu culus War-murtiyeedka Shirka Kismaayo ee Mucaaradka

Shirkii Golaha Mustaqbalka Somaliya ee ka socday magaalada Kismaayo ayaa laga soo saaray war-murtiyeed si weyn loogu eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya, looga soo horjeestay wax...

Natiijada Imtixaanka Dowladda Somaliya ee Dugsiyada Sare 2024-2025 oo la shaaciyay iyo Ardayga …

Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Jowhar uga dhawaaqday natiijada Imtixaankii fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare ee koonfurta Soomaaliya, sanad dugsiyeedka 2025/2025.Waxaa...

AKHRISO: Liiska Magacyada Xildhibaannada Maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya

Guddiga Hubinta iyo Ansixinta Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ee Dowlada Federaalka Soomaaliya magacawday ayaa soo saaray Liiska rasmiga ah ee Golaha...

Natiijada Imtixaanka Dowladda Fasalka 8aad ee Dugsiyada G/Banaadir 2025 (Halkan ka Akhriso)

Maamulka Gobolka Banaadir, Qeybtiisa Agaasinka Waxbarashada Gobolka ayaa maanta shaaciyay Natiijada imtixaanka Fasalka 8-aad ee sanad Dugsiyeedka 2024/2025.Imtixaankii Fasalka 8aad ee dugsiyada Gobolka Banaadir...

Puntland oo beenisay inay ciidankeeda qabsadeen Markabka Hubka sida ee MV Sea World, baaqna u dirtay DFS iyo Turkiga

Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa war cusub kasoo saaray markabkii hubka siday ee MV Sea World, iyadoo shaacisay inuu markabkaas weli ku socdo baaritaan. War-saxaafadeedka oo...

Fahad Yaasiin oo Siciid Deni ku dhaliilay Markabka Hubka ee Puntland qabsatay, lana saftay Dowladda Federaalka

Agaasimihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan markabka hubka sida ciidamada Puntland ay qabsadeen, kaasoo xiisad cusub...

XOGAHA QARSOON

Yaa Sheekh Shariif ka hor istaagay inuu hoggaamiyo Golaha Mustaqbalka ee Mucaaradka Dowladda Xasan Sheekh?

Shirkii Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo madasha mucaaradka Mustqablka ayaa kusoo dhammaaday magaalada Kismaayo, iyadoo lagu heshiin waayay hoggaan uu...

XOG: Is-faham laga gaaray wadadal toos ah oo dhex Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif

Wadahadallo si hoose ugu socday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo hogaamiyaha Madasha Mucaaradka Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegay in horumar laga gaaray.Ilo...

XOG: Sababta dhalisay in xilka laga qaado Agaasimihii Hay’adda NISA C/llaahi Sanbaloolshe

Xog hoir leh ayaa laga helayaa sababta xil ka qaadista Agaasimihii Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).Agaasime Sanbalooshe ayaa xilka...

XOG: Wararkii ugu danbeeyay ee Xil ka qaadista Agaasimaha Hay’adda NISA C/llaahi Sanbaloolshe

Waxaa mar kale socda dadaal loogu jiro in lagu qanciyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) oo xil ka qaadistiisa...

AKHRISO QORMOOYINKA KALERELATED
Recommended to you