QODOBADA MUHIIMKA AH EE MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA LOOGA BAAHAN YAHAY
Musharaxii doonaya inuu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya Doorashada loo madlan yahay ee 2016 ayaa waxaa halkani ku soo bandhigayaa qodobo muhiim ah oo wajahi doona Madaxweynaha la doorto 2016-2020 iyadoo aan qodob qodob u dul istaagi doono haddii ALLE idmo. Madaxweynaha la doorto waxaa soo wajahi doona caqabado kala duwan oo ka soo wajahaya dalka ka soo baxaya khilaaf ragaadiyay 26 sano waana kuwani qodobadani:
1. Ku oo dhowow Soomaaliya oo ah dal sabool ah musuq maasuq uu ragaadiyay kala qo qoban ammaan xun oo tabar tadan iyo horumar la’aan xagga hay’adaha dowlada ah. aaladaha dowlada aan kuwo waxgal ahayn oo aan shaqaynaynin oo fulin kara shaqada ugu yar oo la malaysan karo. Dadka Soomaalida waa daalan yihiin, isku buuqsan yihiin waa kuwo hoos loo eegayo oo ay qiyaameen ganacsato aan daacad ahayn iyo siyaasiyiin ay madax martay qabyaalada kuwaasi oo madax furasho u haysta mustaqbalkooda oo aqbalaya ballanqaad waliba oo doonaya siyaasiyiin waxa ay doonayaan iyo kaabo qabiilo aan fir fircoonayn.
2. Aan u qaadano inaad tahay hogaamiye wacan oo leh hadafyo wan wanaagsan oo doonayo inuu gaaro riyooyinka Malaayiin dad Soomaali ah? Soomaalida waa kuwo badanaaba wax cafiya oo aqbalaad leh- oo bilowgiiba oo ku deg dega cabirka gudaha ruuxda hogaamiyahooda, si sahlan u aaminooda indho la’aanta ah ee caadifaysan waqtigana lahayn.
3. Soomaaliya waa ay ka danbeeyaan ee xaaladaha cel celiska qiyaasaha dadka Afrikaanka ah iyo kuwa aan Afrikaanka ahayn intaba. Xilli Boqrid ama Caleemo Saarid waa dhammaaday oo aad samayso khudbooyin cajiib ah oo aad ku ballan qaadayso ee aad uga gudubto musuq maasuq iyo ammaan darada. Taasi oo aad si hagar la’aan ah ugu shaqayso si aad u horumarsio xaalada nololeed ee Malaayiin dad Soomaali ah oo ku nool nolol hagaasan oo ay ugu horeeyaan dadka gudaha ku barakacay, kuwa haajirey, kuwa shaqo la’anta, garoobyada ragoodii dhinteen, kuwa howl gabka ah, kuwa dhaawacan iyo kuwa laga tiro badan yahay. Ballanqaadyo (Yabooh) la mid ah oo ay sameeyeen kuwii kaa horeeyay balse si cad ugu guul daraystay ballan qaadyadoodii. Si kastaba ha ahatee waxaa lagaa doonayo ama inay kaa go’an tahay inaad u caddayso inay qaldanaayeen. waxaad isku tix galinaysaa inaad tahay ninka dadkoo dhan.
4. Ma tihid mid wax waliba talada u haya qofka ugu awooda badan Soomaaliya. Waa waqtigii aad wax xukumi lahayd oo aadanba marnaba qaban xafiis dowladeed ama leh khibrad hoose waa inaad u diyaar garowdaa maalin-ka-maalin shaqadeed waxaad kulminaysaa Golaha Wasiiradaada iyo jagooyinka sare ee aad ku qaabilaysid Villa Somalia waa waqtigii aad fiirin lahayd:
RAAD RAAC:
5. Soomaaliya waxaa ku nool dad gaaraya sida lagu qiyaaso 12,300,000 muwaadin iyadoo bedka dhulka Soomaaliya uu gaarayo 637,657 KM Laba Jibaaran iyadoo cabirka nololeed uu yahay 52 sano cimrigooda, waxaana lagu qiyaasaa kororka dadweynaha inta ku dhow 1.9% sanadkiiba. Shaqo la’aanta heerkeeda waxaa lagu qiyaasaa inay gaarayso 80% oo micnaheedu yahay in dakhliga joogtda ah ee inta badan dadkaaga uu weli inta badan muwaadiniinta ah ay ku nool yihiin Miyiga ayna u dhigmaan intooda badan ay ka kooban yihiin Reer Baadiye Xoolalay ah iyo kuwo yar oo Beer Qodoto ah, tiro badan oo muwaadiniintaada waa ama qaxooti mise kuwo gudaha ku bar kacay oo sii kordhay cadaadiska dhulka.
6. Isgu gaynta Wax Soo Saarka Qaranka (GDP) waxaa lagu qiyaasaa Soomaaliya lacag gaaraysa 6.6 Bilyan sanadkiiba, taasi micnaheedu waxay tahay cel celiska inta soo gasha ugu yaraan waa qofkiiba 537 qofkiiba xog la sameeyay 2015 ( Xogtani ma aha mid lagu kalsoonaan karo). Ka sokow qalalaasaha bulsho ee uu dheeraaday dagaalada waa kordhayaa si hoose iyo inuu sii socon doono kororka ee la siiyay horumarinta ee amaan ka hoos yaala iyo dareenka guud ee muwaadinka iyo filashadiisa. Muhiimada isha dakhliga ee badanaaba Soomaalida waa inta lagu qiyaasay 1.3 Bilyan Xawaalad sanadkiiba, ishani muhiimka ah ee dakhliga waxa hanjabaad ku haya qataraha kaga imaanaya bangiyada ee dalaka ay ka imaanayso xawaaladahaasi. Xitaa deeqda Xawaaladaha waxaa weligeed balaarashada marka laga gooyo ganacsiga. Qaybta wax soo saarka sida Xoolaha Nool, Kaluumaysiga iyo Beeraha waa mid bur bursan oo loo qaybiyo arrimaha iyo kuwa qaadan doona sanado inay soo kabsadaan una baahan maal galin nuxur leh oo loo sameeyo. Dhismaha iyo isgaarsiinta waa quwadaha dhaqaale ee koritaanka
.
7. Haddaba ma tihid khabiir xaqiiqooyinkaasi dhaqaale shaqaynaya, waxaad u baahan tahay inaad hesho wax tirooyinkaasi micno u samaynaya dadka Soomaalida iyo sida ay tani raad ugu yeelanayso maalin-ka-maalin nolosha cel celiska qof kasta oo Soomaali ah. Wasiirkaaga Maaliyada waxaa uu sharixi doonaa in farqnimadani daran cabiraad dhammaan hanaanka caalamiga ee la aqbali karo. Tiro badan oo ee muwaadiniintaada waa dhimanayaan iyagoo ay sabab u tahay la’aanta waxyaabaha laga maar maanka ah iyo adeegyada bulsho (Biyo Nadiif ah, Cunto, Hooy, Daawo iyo Dugsiyo) mana aha waxyaabaha lagama maanka ah ee xaquuqada u leeyihiin, ka sokow xaquuqda aadanaha aasaasiga ah inuu helo muwaadin kasta uu helayo, xaaladaha kor ku xusan waxay ku tusinaysaa qayb in la horumarinayo ammaan iyo dib u celinta isu ekaanshaha caadiyaynta Soomaaliya ayaa wejehaya dhaqan-dhaqaale handadan iyo caqabadaha siyaasadeed.
AASAASKA:
8. Weli ma handadi kartid iyo daacadnimada la rumaysan yahay oo aad ku samayn karto is bedel, waad ku guulaysan kartaa waxyaabaha kuwo kale ay ku guul daraysteen. Waxaaad rumaysan kartaa inay tahay ujeeddooyin sax ah, si cad waa samayn kartaa in ka badan maanta, shalay, iyo dadka Soomaaliya inay sameeyaan si hagaagsan markii aad ka shaqaynaysid ee jajabka ee waxyaabaha muhiimka ah ee labaatanki sano ee la soo dhaafay. Hadda waa waqtiga lays weydiin lahaa bed qabka qaranka. Dagaalada sokeeye mise qalalaasaha bulsho ayaa mararka qaarkood loogu yeero “HORUMAR DIB U NOQOSHO” Soomaaliya way sii wadanaysaa inay ku milanto khilaafkani qarsoon oo qayb ka ah waxyaabaha ka imaanaya raadadka dhabta aha ee tooska ah sida Dhimashada, Curyaamiinta Kufsiga, Qalaalasaha, Macluusha Fiditaanka Cudurada oo aan toos ahayn nafsaaniga iyo raadadka bulshada.
9. Daraasad cusub ayaa sheegaysa 2/3 ee dhammaan dadka waaweyn Soomaalida ayaa la dhibaatoonaya nuuc xanuun maskaxda ah ee saamaynta natiijada khilaafka. La Taliyahaaga arrimaha bulshada waxaa uu kuula talinayaa Soomaaliya ku hakanaysa, ka danbaysa inta badan ma aha Hogaanka Horumarka Bulshada (Caafimaad Bulshada iyo Dakhliga) Soomaaliya waxay noqonaysaa dalka 123aad 130 waddan. Xitaa dhabtii waddanka waxaa lala dhibaatoonayaa la’aanta xog lagu kalsoonaan karo, caafimaad hooseeya iyo heer waxbarasho la socoto la’aanta ammaan darro ayaa si tixgalin siinaysaa ee heerka sare ee dhimashada caruurta. Nolosha hoose xawaaraha cudurada laga hortagi karo, cunto yaraan aad u hoosaysa iyo macluul aad u darran. Qaybta waxbarasha dalka aguma dalacayo ka wacan daryeelka caafimaadka. Is qorida isugaynta waxbarsaho waxay ka yar tahay 20% oo la socoto ka yar 1% ee bulshooyinka baadiyaha. Inta badan caafimaadka iyo adeegyada waxbarashada ayaa siinaysa waxaa qabta ururada bulshada leeyihiin. Wax Akhrin /Qoris la’aanta ayaa gaaraysa cel celis ku dhowaad 40% iyo waa mid hoosaysa haweenka. La Taliyahaaga micnaheeda waa mid caqabadaha waaweyn waa la’aanta maaliyada dowlada iyo fiirinta qaybahaasi waa inaad ka qaadataa qoraal.
10. Waxaa malaynayaa inaad tahay si waaya aragnimo wacan ku jirto ee ammaan darada guud ee nuglaanta ee cel celiska Soomaalida. Waxaa laguu doortay madal inaad celiso nabada iyo inaad ka adkaato aasaaska kuwa nabada ka soo hor jeeda, haddaba ama kugu walaac galinayo ee qiyaaasaha foosha xun. dhinaca ku dhow ee 1.5 Milyan oo Soomaali waa kuwo gudaha ku bara kacay iyo ka badan 3 Milyan ayaa ah kuwo ku xiran gar gaar bani aadanimo. Khilaaf iyo ammaan darro ayaa ah sababaha waaweyn ee barakacaasi guud.
11. Qaybta Wax Soo Saarka Beeraha oo keenaysa in ka badan 60% ee Isugaynta Wax Soo Saarka Gudaha (GDP) nus shaqaalaha iyo wax dhoofinta waa kuwo aad cadaadis u ah. Soomaaliya guud adeegyada bulshada waa kuwo dhibaataysan iyo inay u baahan yihiin dib u dhaqan celin deg deg ah, maalgalin waa si deg deg loo baahan yahay laakin sababta oo ah qataraha iyo hubaal la’anta dalka , ma jirto maalgalin ajnabi oo toos ah ee imaanaysa dalka iyo kaydka gudaha ma taageeri karaan maal galinta loo baahan yahay cadadka in la ambaqaado maal galinta adag ee Korontada, Isgaarsiinta, Dekadaha iyo Dib U Cusboonaysiinta.
12. Soo koobida waa sii soconaysaa ilaa dhammaan kharashka ee waxyaabaha lagu qeexay iyo muhiimadooda si guul leh loo difaacayo. Ugu danbayntii waa waqtigii aad dhagaysan lahayd qofka kuu qaabilsan kharashka. Qoraalka gaaban ee muhiiiimka ah haddii aad u malaynaysid adeega dadweynaha inaad baaqaamiso qiimaha. Soomaaliya waa mid ku dhex jirta dagaalo iska caabin iyo difaaca loogu jiro ee xaddaynta iyo adeega rayida shaqaalaha tiro ka yar shan kun, maya kuma jiraan shaqaalaha gobolada kuwaasi oo dhibaato kale anigu ma doonayo inaan ka hadlo.
13. Sida siyaasiyiga Soomaaliga waa inaad qusaysaa ee bad baadada siyaasadeed ee daacad la’aanta siyaasadeed ee musuq maasuqa ee isku jira mu’aamarada iyo awoodaha ciyaarta. Muhiimada badanaaba waxaa jira rumayn la’aanta ku saabsan daacadnimadaada inaad soo jeediso ballamo muhiiim ah. Ma amaahan karaysid siyaasadeenna qabyaaladsan oo ee Bedouine ee caanka ah ee dhahaysa sidatan “ Aniga ayaa ka hor jeeda walaalkay, Walaalkay iyo Aniga ayaa ka hor jeeda Ina Adeerkay kadib Ina Adeerkay iyo Aniga oo ka hor jeedna kuwa qariibka ah”
14. Waxaad ka fikiraysa inaad magacowdo Wasiiro dhex dhexaad ah oo xirfad yaqaanno ah kuwaasi aan ku saldhig ku lahayn qabiilka, gobolaysiga iyo arrimaha kale ee aasaasiga ah aad si loogu soconayo si taxadar leh. Soomaaliya waa Siyaasad, Bulsho iyo xitaa Diin waa waddan kala bur buray , tani micnaheedu ma jirto hal nuuc oo la ekaansho – dhammaan mise ka bixitaanka adag ee heerka waa in si taxadar leh loo qeexay si sahlan dhabtii waxaa u baahan tahay inaad salka u dhigto dhammaan dhinacyada ee kuwa ku soo doortay iyo weliba qaadaya khayraadka lagu daray ee Soomaaliya aysan haysan.
15 GABA GABADII: Isugaynta Dakhliga Qaranka (GNI) ee qiyaasta 6.6 Milyan Dollar iyo cel celiska canshuurta ee boqolkiiba Isugaynta Dakhliga Qaranka (GNI) ee qiyaasta 2.8 % Dowlada Fedreaalka ee Soomaaliya waxay haysataa kharash gaaraya 185 Milyan oo Dollar oo laga saaray kaalmada caalamiga ah ee taageerada kharashka tooska ah iyo maamul goboleedyada fedrraalka. Tani micnaheedu waxa uu yhay in kaliya 15 Dollar qofkiiba inay qaabisho baahida waxbarasho, caafimaad, adeeg bulsho difaac, dib u heshisiin, biyo, faya dhowr qaybta wax soo saarka maamul Diblomaasiyad howlaha rayidka iyo Booliiska. Gar gaarka Caalamiga ee socda (Horumarinta, Bani aadanimada iyo Taageerada Nabad Ilaalinta) ee ku socota Soomaaliya waa ay kordhaysaa sanadihii ugu danbeeyay, si kastaba ha ahaatee inta badan taageerada waa ka baxsan tahay kharashka. Deynta dibada waa 5/3 Bilyan Dollar (93 % Isugaynta Wax Soo Saarka Gudaha (GDP) ). Soomaaliya ma laha awooda adeega daynta iyo dhismaha nuxurka leh deymaha.
16. Haddii aad tahay Madaxweyne cabqari ah waa ay ku cabsi galin doontaa baaxada caqabadaha ee soo bixi kara, Madaxweynimadaada, sidee baa u xallinaysaa dhibaatooyinka dalkaaga kaasi oo in ka yar 15 Dollar qofkiiba helayo ee saamaynaynin deynta mashaariicda horumarinta mise barnaamijyada bulsho. ? Muhiimada weyn Soomaaliya ma arkin Horumar micno buuxa leh muddo labaatan sano taasi oo tageeri doontaa hoos u dhaca faqrinimada mise soo jiidashada maal galinta caalamiga ee tooska ah ee loo baahan yahay si aad ah maqnaanta ee dhawaaqa maareynta iyo xakamayn la’aanta musuq maasuqa baahsan ee ka jira laamaha bullsho ee geesinimo tirayo ruuxda geesinimada leh; taasi oo isku dayi doonta in la maal gashato dalka. Waxaa rumaysanahay in caqabadahaasi hoos yaala inay kugu saamayn doonaan inaad ka fikirto damaca ugu haboon; ma jirto waa macquul wadiiqada in la buuxiyo ahdaaftaadda.
17. Waa waqtigii aad ka fal celin lahayd xulashada adag ee ku soo wajahaysa sida Madaxweyne cusub oo ka dhabaynaya ballamadii aad ka hor samaysay dadka Soomaaliyeed iyo khayraadka xadidan ee aad haysto, waxyaabaha aad u baahan tahay inaad ka tanaasusho, Adeega Caafimaadka, Waxbarsahada, Kharashka Militariga, Mashaariica Horumarinta, Faya Dhowrka Biyo Nadiif ah mise wax waliba ilaa inta aadan u haysan khayraad micno buuxa leh oo aad ku hirgallinayso qorshe micno buuxa leh.
18. Aan mala awaalno inaad tahay Hogaamiye wanaagsan iyo inaad si wacan oo waxqabad leh u maareenayso khayraadka aad haysato oo aan kugu filnayn waxaad u baahan tahay khayraad dheeraad ah- Mucaawinno iyo macquulnimada ganacsi sida ay la mid tahay dalka soo kabanaya khilaafka daleed. Soomaaliya waxaa hor taagan doorasho horumarineed oo qara weyn iyo caqabado go’aamadaada waxay saamayn weyn ku yeelan doonaan iyagoo gaaraya i) Inaad caddayso mise qeexdo muhiimadaha qarameed 2) inaad keento qaban qaabo iyo isla xisaabtan 3) bixinta sabab iyo sabab la’aan 4) awood siinta iyo awood siin la’aanta hay’adaha qarameed 5) taageerida mise hor istaaga horumarka 6) dhaqaajinta mise joojinta isku xirka ee muhiimadaha qaranka.
19. Bulshada Deeq bixiyaasha ayaa dooranaya wax lagu magacaabo Deeqaha Kala Duwan ee Rajada (MDFs) waa muhiimada KMG ah, hanaanka maaliyada ee dalalka ka soo kabanaya khilaafka in la xadeeyo aragtidooda ee qatarta ee kuwa helaya arrimaha markii ee la mid ah qancinta gudaha iyo cadaadiska caalamiga ee siyaasadeed qof ayaa malaynaya ilaa MDFT waxaa loo sameeyay Bosnia Hercogavina Wes Bank/Gaza bulshada deeq bixiyayaasha, hay’adaha deeqaha iyo deeq bixiyayashooda ayaa ka bartay iyo qabitaan hanaanka ugu haboon ee dalalka helay deeqahaasi si kastaba ha ahaatee weli tabar darro iyo dowladaha qalaasaha ka taagan yahay ayaa sii wadanaya inay wajahaan hanaanka gaarsiinta agabka soconaya oo aan lahayn jirtaanka nuxurka leh ee dhulka. Baaxada caqabadaha waxay ku harayaan dhisida kharshka KMG ee maaliyada taasi loo qoondeeyay nidaamyada dalkaasi.
Muhiimada badanaabada MDTFs ayaa qeexaya si ku xiran isha waqtiga dheer ee kharsh garaynta taasi oo sahlaysa isku xirka deg deg ah ee deeqda iyo bixinta kharshka. MDTFs waxaa loo saldhigay inay siiso dalalka helaya inay door waxgal ah ka qaadato dib u dhiska iyo barnaamijyada horumarinta. Si kastaba ha ahaatee hanaanka waqtigani waxaa uu keenayaa in yar ee faa’iidada aan la taaban karin meelaha xoojinta awoodaha hay’adeed dhiiri galinta sharcinimada waaxyada muhiimka ah ee kor ka eegida iyo heerarka aan la gaari karin iyo qaababka ka soo laabanaya kharsahka deeqaha ee hanaanka dhaqan ahaaneed.
20. Ilaa aad tahay qof hadda yimid ee muuqaalka Soomaalida, Soomaaliya ma aha mid qaas ah ee hanaanka kor lagu soo qeexay. Waxaad wajahi doontaa bulsho deeq bixiyaal go’aan leh kuwaasi oo doonaya inay sii wadaan inay raacaan mise hir galiyaan in yar haynta mashaariic qeexan oo aan ku jirin liiska ballan qaadyadaada ololaha. Sii wadida dowlada qorshaha shaqo iyo mashaariicda socda waxaa soo wajahi doona ajendayaasha la sii qorsheeyay ee muhiimadaha hay’adaha deeqaha bixiya. Caqabadaha ka hor imaanaya maareynta waxgalka ah iyo qorshaynta muhiimadaha dowlada iyo dhex galinta guud ee qaabaynta awoodaha hay’adeed. In ka badan la’aanta go’aan gaarista dhexe oo la mataanaysan ee saamaynta dibdeed waxay buruska la dhacaysaa hadafyadaada wacan iyo iyadoo abuuri doonta is bar bar dhig iyo labalaabka mashaariicda aan lahayn xiriirn istraatiiji ah ee hadafyadaada aad damacsan tahay ee guud ee aad u sheegtay dadka Soomaaliyeed iyo waxaan kuu rajaynayaa inaad maalintaada ugu horeysa xafiiska aad wajahi doonto ,waxaan kuu rajaynayaa inaad hesho…
NASIIB WACAN.
Xigasho www.hiiraan.com
W.Q. ABDIRIZAK S. HASSAN PH.D.
W.Tarjumay Maxamuud Yusuf Culusow
mail [email protected]