Monday, July 14, 2025

Maxaan ugu barooranayaa dalkeygii Soomaaliya..? Maqaal uu qoray Musharax Cali X. Warsame)

-

Mid ka mida mussharxiinta u tagaan xilka madaxweynaha  ayaa maqaal ku saabsan xaalada Doorashada Soomaaliya ku qoray wargeys ka soo baxaya magaalada  Nairobi ee dalka Kenya.

Musharax Cali Xaaji Warsame ayaa maqaalkiisa uga hadlay xaalada cakiran ee Soomaaliya, maamulka dowladda hadda jira, dhibaatooyinka dhaqaale darro iyo maamul xumo.

Wuxuu soo qaatay musharixiin xilalka hore u soo qabtay oo doonaya inay mar kale soo laabtaan kuwaasoo uu ka magacaabay:

  1. Xasan Sheekh Maxamuud
  2. Shariif Sheekh Axmed
  3. Cumar C/rashiid
  4. Maxamed C/llaahi Farmaajo
  5. iyo kuwo kale

Wuxuu sheegay in la joogo xilligii aqoonyahanadda cusub ay qaban lahaayeen xilka, kaasoo isbedel weyn ka sameyn kara dalka Soomaaliya.

HOOS KA AKHRI QORMADA MUSHARAX



Why I cry for my country Somalia

Somalia will elect a new President on February 8 as the country strives to overcome its history of decades-old conflict. About 24 candidates have been cleared to run for the top post and their fate will be decided by 329 members of the Lower and Upper Houses who will elect the new President.

But the question dominating political discussions among Somalis is whether the legislators will heed the public’s heightened calls for reforms and elect a new reformist technocrat to steer the country’s destiny for the next four years. This comes amid deep public frustrations over failure by current and past career politicians to fix security, runaway corruption, restore vital services and enhance good governance.

A host of former top leaders are seeking another chance in office including incumbent President Mohamud, former President Sheikh Sharriff Ahmed, and former Prime Ministers Omar Abdirashid Sharmarke, Mohammed Abdullahi Farmaajo and Ali Mohammed Gedi among others.

But time has come to bet on a technocratic and reformist leadership in Somalia. Currently, there is a serious leadership crisis in Somalia that is unable to tackle pressing challenges including the perennial drought that has left at least 3.5 million people in dire need of food.

All the elements needed to rebuild Somalia are there. The only element lacking is a visionary and technocratic leadership. For instance, the management of public resources under successive Somali governments has been dismal, with government resources getting lost through corruption and bureaucratic wastage.

That’s why even the security forces and civil servants often go for months without pay despite the government getting considerable revenues. Much of the funds received from the international community are not reflected in the official budget. There are no effective accountability systems to ensure prudent use of public resources.

Somalia and the region needs peace and stability, hence significant investments are required to build a unified national army well-paid, equipped and trained. The security forces are not only poorly funded and trained but are also built along clan lines, making them less effective. Somalia cannot depend on Amisom to secure the country, indefinitely.

A new leadership also needs to tackle unemployment, reconciliation of Somalis and restore social services like education and health. That’s a why Somalia needs a reformist and technocratic leadership more than ever before.

By

Qoraalka kama tarjumayo aragtida Mareegta GOOBJOOGE.NET, wuxuuna gaar u yahay qoraaga ku saxiixan.
The views and opinions expressed in this website are those of the authors and do not necessarily reflect Goobjooge.net's editorial stance.

XULKA WARARKA

WARARKA CUSUB

Puntland oo Dacwad Xasaanad ka qaadid iyo Xarig kusoo oogtay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaankeeda oo taageeray..

Maamulka Puntland ee uu hoggaamiyo Siciid C/llaahi Deni ayaa  shaaciyay qorshe uu doonayo inuu xasaanadda xildghibaannimo uga qaado, kadibna dacwad culus lagu soo oogo...

Faahfaahin: Qarax lagu khaarijiyay Sarkaal Ciidan oo ka dhacay Afgooye iyo Alshabaab oo sheegatay

Qarax miino oo saaka ka dhacay xero ciidan oo ku taalla degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sababay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac,...

Taliyaha Ciidamada Uganda oo Mareykanka ugu hanjabay inay Ciidamadooda kala baxayaan Somaliya

Taliyaha Ciidamada Difaaca dalka Uganda, General Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiil uu dhalay madaxweynaha dalkaasi Yoweri Musaveni ayaa ku hanjabay inay Uganda ciidamadeeda kala...

FAAHFAAHIN: Qarrax is-miidaamin ah oo AS ku qaaday Kuliyadda Jaalle Siyaad iyo Saraakiil Caddaan ah..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay afaafka hore Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho.Qaraxa oo uu fuliyay...

Wado cusub iyo Buundo laga dhisayo jidka isku xira Isgoysyada Shaqaalaha iyo Sheekh Cali Suufi

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha Wado cusub iyo Buundo laga dhisayo jidka 26-ka Juun...

Alshabaab oo la wareegtay degmada Moqokori iyo Wararkii ugu danbeeyay..

Wararkii ugu danbeeyay ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaalad adag ay ka taagan tahay Bariga gobolka. kadib weerraro dhowr jiho ah oo Alshabaab...

Faahfaah: Qarax is-miidaamin ah oo Shabaab ku qaaday Moqokori iyo Hoggaamiye lagu dilay

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax is-miidaamin ahaa oo saaka ka dhacay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, kaasoo ay sheegatay Alshabaab. Qaraxa ayaa loo...

XOGAHA QARSOON

XOG: Is-faham laga gaaray wadadal toos ah oo dhex Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif

Wadahadallo si hoose ugu socday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo hogaamiyaha Madasha Mucaaradka Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegay in horumar laga gaaray.Ilo...

XOG: Sababta dhalisay in xilka laga qaado Agaasimihii Hay’adda NISA C/llaahi Sanbaloolshe

Xog hoir leh ayaa laga helayaa sababta xil ka qaadista Agaasimihii Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).Agaasime Sanbalooshe ayaa xilka...

XOG: Wararkii ugu danbeeyay ee Xil ka qaadista Agaasimaha Hay’adda NISA C/llaahi Sanbaloolshe

Waxaa mar kale socda dadaal loogu jiro in lagu qanciyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) oo xil ka qaadistiisa...

XOG: Maxaa ka jira in Madaxweyne Xasan Sheekh uu luminayo taageerada Mareykanka?

Waxaa dhowaan baraha bulshada iyo qaar ka mida Warbaahinta Soomaalida lagu faafiyay Wararka ku saabsan in Aqalka Cad ee Mareykanka uu si weyn uga...

AKHRISO QORMOOYINKA KALERELATED
Recommended to you