Thursday, January 29, 2026

QOLKA XAQIIQDA [Waxaa Qoray: Prof. Yaxye Sh. Caamir]

-

Qore: Prof. Yahya Amir

Adiga oo aan qaylin oo aanan xanaaqin, wax yar fur qolka xaqiiqda ee maskaxdaada ku dhaxyaal. Waxa aad sheeganee Qaran, xilal iyo maamullo, is weeydii: madaxweeynayaasha (governatoorayaasha), kan Puntland ma tagi karaa Qandala iyo Galgala, kan Galmudug ma tagi karaa Xarardheere, kan Hirshabeele ma tagi karaa Adan Yabaal, kan Koofur Galbeed ma tagi karaa Qansaxdheere, kan Jubbaland ma tagi karaa Jammaame, dowladda dhexe ma tagi kartaa degmooyinka caasimadda qaar, kii Xamar looga yeero waa in dayaarad loo diro. Midkoodna ma wada tagi karo dhulka uu sheeganayo in uu wada maamulo.

Haddii aad Xamar ka baxdo adoo u socda Afgooye waxaa jidka jooga ciidankii K/galbeed waxa lagu weeydiinaa 45$ oo ah (tre mistrale )cashuurta baabuurka 3 bilood, haddii aad Afgooye ka timaado sidoo kale tii Xamar ayaa lagu weydiinayaa. Haddii aad Balcad aaddo sii socod iyo soo socodba waxaa lagaa rabaa 45$ cashuurta 3 biloodlaha ah ee Hirshabeele iyo tii Xamar.

Waxaa Gaalkacyo ku dagaalay Galmudug iyo Puntland. Jaziira waxaa wada xukuma Banadir iyo K/Galbeed. Sidoo kale Matabaan  waxaa wada sheegta Hirshabeele iyo Galmudug. Degmooyinka Bakool waxaa wada sheegta xukunkooda Jubbaland iyo K/Galbeed. Xuduudaha gobollada waxay ku dhow yihiin in Visa looga gudbo. Hotellada goballada waxaa yaal foom aad ku buuxinee magaca qabiilkaaga.

Waxa aad arkee Janaraal xakuma 6 asgari oo istaaf kiisa ah oo kaliya. Safiir aan miisaaniyad lahayn oo shaxaad ku nool ah. Xildhibaan aan ka bixi karin Hotelka ama Hooygiisa si uu u tago golaha shacabka illaa uu helo cid waddada gudbisa.

Haddii aad furtay Qolka xaqiiqda ee maskaxdaada ku dhaxyaal, walaaloow/walaaleey, sidaa qaran ma ku nahay.

Iga raali ahoow haddii uu kuu furmi waayay qolkaagu.

Qore: Prof. Yahya Amir

Qoraalka kama tarjumayo aragtida Mareegta GOOBJOOGE.NET, wuxuuna gaar u yahay qoraaga ku saxiixan.
The views and opinions expressed in this website are those of the authors and do not necessarily reflect Goobjooge.net's editorial stance.

XULKA WARARKA

WARARKA CUSUB

Yaa Sheekh Shariif ka hor istaagay inuu hoggaamiyo Golaha Mustaqbalka ee Mucaaradka Dowladda Xasan Sheekh?

Shirkii Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo madasha mucaaradka Mustqablka ayaa kusoo dhammaaday magaalada Kismaayo, iyadoo lagu heshiin waayay hoggaan uu...

Saddexda Qodob ee ugu culus War-murtiyeedka Shirka Kismaayo ee Mucaaradka

Shirkii Golaha Mustaqbalka Somaliya ee ka socday magaalada Kismaayo ayaa laga soo saaray war-murtiyeed si weyn loogu eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya, looga soo horjeestay wax...

Natiijada Imtixaanka Dowladda Somaliya ee Dugsiyada Sare 2024-2025 oo la shaaciyay iyo Ardayga …

Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Jowhar uga dhawaaqday natiijada Imtixaankii fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare ee koonfurta Soomaaliya, sanad dugsiyeedka 2025/2025.Waxaa...

AKHRISO: Liiska Magacyada Xildhibaannada Maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya

Guddiga Hubinta iyo Ansixinta Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ee Dowlada Federaalka Soomaaliya magacawday ayaa soo saaray Liiska rasmiga ah ee Golaha...

Natiijada Imtixaanka Dowladda Fasalka 8aad ee Dugsiyada G/Banaadir 2025 (Halkan ka Akhriso)

Maamulka Gobolka Banaadir, Qeybtiisa Agaasinka Waxbarashada Gobolka ayaa maanta shaaciyay Natiijada imtixaanka Fasalka 8-aad ee sanad Dugsiyeedka 2024/2025.Imtixaankii Fasalka 8aad ee dugsiyada Gobolka Banaadir...

Puntland oo beenisay inay ciidankeeda qabsadeen Markabka Hubka sida ee MV Sea World, baaqna u dirtay DFS iyo Turkiga

Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa war cusub kasoo saaray markabkii hubka siday ee MV Sea World, iyadoo shaacisay inuu markabkaas weli ku socdo baaritaan. War-saxaafadeedka oo...

Fahad Yaasiin oo Siciid Deni ku dhaliilay Markabka Hubka ee Puntland qabsatay, lana saftay Dowladda Federaalka

Agaasimihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan markabka hubka sida ciidamada Puntland ay qabsadeen, kaasoo xiisad cusub...

XOGAHA QARSOON

Yaa Sheekh Shariif ka hor istaagay inuu hoggaamiyo Golaha Mustaqbalka ee Mucaaradka Dowladda Xasan Sheekh?

Shirkii Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo madasha mucaaradka Mustqablka ayaa kusoo dhammaaday magaalada Kismaayo, iyadoo lagu heshiin waayay hoggaan uu...

XOG: Is-faham laga gaaray wadadal toos ah oo dhex Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif

Wadahadallo si hoose ugu socday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo hogaamiyaha Madasha Mucaaradka Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegay in horumar laga gaaray.Ilo...

XOG: Sababta dhalisay in xilka laga qaado Agaasimihii Hay’adda NISA C/llaahi Sanbaloolshe

Xog hoir leh ayaa laga helayaa sababta xil ka qaadista Agaasimihii Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).Agaasime Sanbalooshe ayaa xilka...

XOG: Wararkii ugu danbeeyay ee Xil ka qaadista Agaasimaha Hay’adda NISA C/llaahi Sanbaloolshe

Waxaa mar kale socda dadaal loogu jiro in lagu qanciyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) oo xil ka qaadistiisa...

AKHRISO QORMOOYINKA KALERELATED
Recommended to you