Ra’iisal wasaare ku xigeenka Dalka Turkiga oo maanta booqday magaalada Muqdisho ayaa deeq raashin ah ku wareejiyay Guddiga Qaran ee Abaaraha.
Veysi KAYNAK ayaa ka hadlay munaasabad raashinka deeqda ah oo gaarayay 170 tan lagu wareejinayay Guddiga abaaraha.
Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya iyo wasiirka arrimaha dibadda.
SAWIRRO