Tag: Alshabab

Eedeysanayaal loo heysto dilka 72-qof & Qaraxyo ka dhacay Muqdisho oo toogasho lagu xukumay...

Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida dil toogasho ah ku xukuntay laba eedeysane oo ka tirsanaa Alshabaab, kuwaasoo lagu eedeeyay falal...

WAR CUSUB: Guddoomiyihii Maxkamadda Alshabab ee Bariire oo Muqdisho lagu qabtay.

War kasoo baxay ciidamada amniga ayaa lagu sheegay in 19-kii Maarso lagu qabtay magaalada Muqdisho sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab.

Howlgal ka dhacay Muqdisho oo lagu soo qabtay xubno Alshabaab u fududeeya Qaraxyada

Howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada amniga ka fuliyeen magaaladda Muqdisho shalay 18-ka Maarso ayaa la sheegay in lagu soo qabtay labo xubnood...

Ciidamada Kenya oo ka baxay Saldhigii labaad ee Gobolka Gedo & Alshabab oo la...

Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidammadii Kenya ay isaga baxeen Saldhigii weynaa ee ay ku lahaayeen degaanka Buusaar ee...

Ciidamada Dowladda oo ka Dagaalamaya Balcad & Alshabab oo galay Qeyb kamida… [Warbixin]

Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar culus caawa ku qaaday magaalada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe, iyadoo wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in dagaalku weli ka...

Dagaal Caawa ka socda degmada Balcad & Alshabaab oo gudaha u galay.. [Wararkii ugu...

Wararka laga helayo gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inuu dagaal ka socdo gudaha degmada Balcad ee Muqdisho u jira 30 KM, kadib markii...

Alshabaab oo Degmada Afgooye Dab ku qabadsiiyey Gaari-Dameer Dhuxul siday..

Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegay in dabley ka tirsan Alshabaab ay dab qabadsiiyeen Gaari Dameer Dhuxul siday oo ku sugnaa...

Xildhibaan Jeesow; “Axmed Madoobe wuxuu ahaa Alshabaab, Adoonsi ayeyna ku jiraan dadka Kismayo…” [Dhageyso]

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida Xildhibaanada Baaralmaanka Federaalka ayaa sheegay in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) uu ka mid...
Al-Shabab Defectors Being Rehabilitated to Re-enter Somali Society

Wiil iyo Aabihii oo laga afduubtay Gobolka Galgaduud & Alshabaab oo lagu eedeeyay…

Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay afduub ka geysatay degaanka Gal-Qoryaale oo u hdo Guriceel, Gobolka Galgaduud.

Alshabab oo shaacisay inay sarkaal Mareykanka ku dishay Weerarkii Daarusalaam, Sh/hoose

Ciidmaada Kumaandooska Somalia iyo kuwa Mareykanka ee gacanta siiya ayaa xalay weerar cir iyo dhul ah ku qaaday degaanka Daarusalaam ee Gobolka...

Nin ku lebistay Dharka Dumarka oo lagu qabtay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho..

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada Booliiska ayy degmada kaaraan ee Gobalka Banaadir ku qabteen nin ku lebistay Dharka...

Alshabaab oo soo Bandhigtay Odayaal Soomaaliyeed oo Heshiis la galay una aqoonsaday [Daawo...

Ururka Alshabaab ayaa soo bandhigay Odayaal ka socday Beelaha Soomaalida oo seminaar loogu soo gabagabeeyay Gobolka Sh/Hoose, kuwaasoo heshiis "Beyca" dowladnimo ah...

Alshabab oo soo bandhigtay muuuqaalka Saldhiga Faxfaxdhuun ee ay kala wareegtay Ciidamada Kenya [Sawirro]

Maleeshiyada Alshabaab ayaa la wareegtay Saldhigii milateri ee degaanka Faxfaxdhuun ee Gobolka Gedo, kadib markii 10 sano kadib ay 02-dii bishan Maarso...

Akhriso: Magacyada dadkii ku dhintay & kuwii ku dhaawacmay Weerarkii Alshabab ee Maka...

Iyadoo qasaare weyn oo dhimasho iyo dhaawac leh uu dhaliyey weerarkii Qaraxa ku bilowday ee 28-kii Febraayo ka dhacay Wadadda Maka Almukarama...

Qaar ka mida Dableyd Alshabab u qaabilsaneyd Khaarijinta dadka oo lagu soo bandhigay Muqdisho...

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay saddex nin oo la sheegay inay ahaayeen dableyda kooxda Alshabaab u qaabilsan khaarijinta dadka ee ka...

Alshabab oo shaacisay in Qaar ka mida Dableydii fulisay weerarka Muqdisho ay dib u...

Alshabaab ayaa sheegtay in qaar ka mida dableydii fulisay weerarkii xalay ilaa maanta socday ee ka dhacay Hoteelada Maka Almukarama, Hilaac UK...

SAWIRRO: Muuqaalka uu reebay Weerarkii ugu waqtiga dheeraa ee Alshabab ku qaado Hoteelada Muqdisho

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambeyn soo afjaray weerarkii ugu waqtiga dheeraa ee maleeshiyada Al-Shabaab ku qaado dhismooyin iyo Hoteelo jku yaala...

Many killed in Al-Shabab attack in Mogadishu.

A gun battle continues to rage in Mogadishu between Somali soldiers and al-Shabab fighters, who carried out a daring raid and suicide...
Sheekh Shariif oo hakiyay imaanshihiisii Muqdisho kadib Xaalad

Madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh & Sheekh Shariif oo War kasoo saaray Qarixii Muqdisho [Akhriso]

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay weerarkii Alshabaab ku qaadeen hotelo iyo dhismooyin...

Koox hubeysan oo Magaalada Muqdisho ku weerartay Guddoomiye Waaxeed ka tirsan G/Banaadir

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaaday guddoomiye waaxeed ka tirsan degmada Heliwaa ee magaalada...
error: Content is protected !!