Tag: Beesha Sacad

Odayaal ka tirsan Beesha Sacad oo go’aan cusub kasoo saaray Shirka Dhuusamareeb

Odoyaasha iyo waxgaradka ka tirsan Beesha Sacad oo ku sugan magaalada magaalada Hobyo ayaa go'aan cusub ka qaatay Shirka dib u heshiisiinta...

AKHRISO: War-murtiyeedka kasoo baxay Shirkii Wadatashiga Beesha Sacad ee Gaalkacyo. [Xaalad cusub]

Waxaa magaalada Gaalkacyo ku soo idlaaday shirkii wadatashiga Beesha Sacad H/Gidir oo muddo shan maalmood ah ka socday halkaasi, iyadoo laga soo...

Shirkii Gaalkacyo oo lasoo gabagabeeyay & Beesha Sacad oo dalbatay martigelinta Shirka Heshiisiinta..

Shirkii magaalada Gaalkacyo uga socday odayaal, siyaasiin, waxgaradka iyo qeybaha bulshada ee beesha Sacad ayaa maanta lasoo gabagabeeyay iyadoo laga soo saaraay...

Maxaa kasoo baxay kulankii Waxgaradka Beesha Sacad iyo Ra’iisal Wasaare Kheyre.? [Akhriso 2 Qodob]

Kulan xasaasi ah ayaa galabta Koonfurta magaalada Gaalkacyo ku dhex maray waxgaradka beesha Sacad H/Gidir iyo Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo...

Xildhibaanada Beesha Sacad oo olole ugu jiray in H/Gidir kalsoonida kala noqoto Dowladda Farmaajo

Beesha Sacad ee H/Gidir ayaa isku khilaafsan go'aan ay kalsoonida ugala noqoneyso dowladda Farmaajo oo ay soo jeediyeen xildhibaanada labada Gole ee Beeshaasi. Xildhibaanada labada...
error: Content is protected !!