Tag: Brundi

Madaxweyne Farmaajo oo u dhoofay Dal Ciidamo ka tirsan AMISOM kala baxaya Somaliya

 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u maanta u dhoofay dalka Burundi, kadib martiqaad rasmi ah oo uu...
Qaraar lagu xadiddayo ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga

Hirshabelle oo Qeylo-dhaan ka keentay Qorshaha ciidamada Burundi looga saarayo degaano ka tirsan Sh/Dhexe.

Maamulka Hirshabelle ayaa qeylo dhaan ka keenay qorshe degaanadiisa looga saarayo ciidamada AMISOM ee kasoo jeeda dalka Brundi. Waxaa socda Qorshe ay AMISOM dejisay oo...

Dowladda Brundi oo ka hor timid inay Soomaaliya kala baxdo 1000 askari oo ka...

Dowladda Brundi oo ka mida dalalka ciidamada ugu badan ka joogaan Soomaaliya ayaa ka  hor timid codsi uga yimid Ururka Midowga Afrika oo ku...

Madax Soomaali ah oo ka qeybgaleysa ciyaarta kama danbeysta ah ee xulka Somalia &...

Dowladda Soomaaliya ayaa wafdi u direysa maanta ka qeybgalka ciyaarta kama danbeysta ah ee  ka dhacaysa Dalka Burundi, taasoo u dhaxeysa xulalka da'da yar...

DEGDEG: Dowladda Brundi oo shaacisay tirada Ciidamada looga dilay Weerarkii Alshabab ee Duleedka Balcad

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar xoog leh oo Alshabaab maanta ku qaadeen Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo ku sii jeeday magaalada...

Guuto dagaal ka tirsan ciidamada Burundi oo Muqdisho soo gaaray [Sawirro]

Guuto cusub oo kamid ah ciidanka qaranka Burundi (BNDF) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaas oo hal sano oo shaqo ah uga bilaabanayso...

Dowladda Brundi oo ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya [Daawo Sawirro]

Dowladda Burundi ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kuwaasoo bedelaya ciidamo kale oo hoos shaqeynayay howgalka Midowga Afrika ee AMISOM. Batalyanka 43-aad  ciidamada Brundi...

DAAWO SAWIRRO: Dowladda Brundi oo Ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya

Dowladda Brundi ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kuwaasoo qeyb ka noqonaya ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ka howlgala. Imaatinka ciidamadan ayaa ku soo beegmay iyadoo...

Brundi oo ka noqotay inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya [Heshiis ay saxiixday]

Dowladda Brundi ayaa dib uga laabatay go'aankeedii ahaa inay ciidamadeeda kala baxeyso howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM. Wafdi ka socday Midowga Afrika oo uu...

WAR CUSUB: Dowladda Brundi oo bilowday inay iskeed ciidamadeeda ugala baxdo Soomaaliya

Dowladda Burundi ayaa maanta billowday hanaan ay ciidamadeeda qeybta ka ah Amisom uga saareyso Soomaaliya, sababo la xiriira muran dhinaca mushaarka la xiriira oo...
Qaraar lagu xadiddayo ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga

Dowladda Burundi oo qarka u saaran inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya

Dowladda Burundi, ayaa ku hajnabtay in ciidamadeeda qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ay kala soo bixi doonto Soomaaliya. Wasiirka gaashaandhigga dalkaasi Emmanuel Ntahomvukiye...

DAAWO SAWIRRO: Burundi oo ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya

Dowladda Burundi ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya,  kadib markii la bedelay ciidamo u joogay Soomaaliya oo dalkaasi ka socday oo qeyb ka...
error: Content is protected !!