Monday, November 30, 2020
More

    Cabdi Shire Cayaar jecel

    Xildhibaan Cayaar-jecel: “Fadhiga labada Aqal waa sharci-darro, Madaxweynuhuna Dastuurkii ayuu jebiyey..”

    Xildhibaan Cabdi Shir Jaamac (Cayaar-jecel) ayaa sharci darro ku tilmaamay kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka maanta yeelaayan oo la shaaciyey in loogu codeynayo Heshiis...

    Xildhibaan Ciyaar-jecel: “Villa Somalia intaan la gelin Golaha Xukuumada bedela..”

    Xildhibaan Cabdi Shire Cayaar-jecel ayaa weerar ku qaaday xukuumadda Soomaaliya isagoo ku eedeeay xil gudasho la'aan, wuxuuna soo jeediyey in la bedelo xukuumadda uu...

    Xildhibaan Cabdi Shire: “Xildhibaanadu ma ogolaan doonaan in Qof ajnabi ahi madax ka noqdo Bankigeena Dhexe”

    Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Cayaarjecel) ayaa ka hor yimid qorshaha dowladda Somalia ku dooneyso in qof ajnabi ah loogu dhiibo maamulka Bankiga Dhexe ee...

    Abwaan Cabdi Shire Cayaar Jecel oo maanta loo dhaariyay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka

    Cabdi Shire Cayaar Jecel oo ahaa guddoomiyihii Kooxda Qeylo-dhaan ayaa ku biiray Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, iyadoo loo dhaariyay  maanta xubin ka mida...

    WARARKII MAANTA

    Wasaaradda Waxbarashada oo cudurdaar ka bixisay khalad halis ah oo lagu arkay Buug ka mida Manhajka cusub

    Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa cudurdaar looga bixiyey khalad halis ah oo lagu arkay mid ka mida buugaagta manhajka cusub...

    Kenya oo War kasoo saaray Go’aankii Dowlada Somalia. “Ma jiro dalab rasmi ah -Af ama Qoraal- oo na soo gaaray “

    Dowladda Kenya yaa si rasmi ah uga jawaabtay Warkii kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ee safiirka Keya looga dalabday inuu dalkiisa ugu laabto...

    Maleeshiyada Degaanka oo Alshabab dib uga qabsaday Bacaadweyn (Akhriso Qasaaraha culus ee dagaalka)

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal gelinkii hore ee maanta o dhan socday oo degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug ku dhex maray Alshabaab...

    Abiy Ahmed oo bixiyey Sir ku saabsan sidii ay Tigreega afduubka ugu heysteen Itoobiya iyo halistii ay geliyeen isaga

    Ra'iisal wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa bixiyey xog badan iyo sir ku saabsan sida madaxdii Tigreega ay afduubka ugu heysteen maamulka dowladda Itoobiya, ayna...

    XOG: Maxaa ku qarsoon Qorshaha Qoorqoor ee Dhexdhexaadinta Farmaajo iyo Musharixiinta Mucaaradka?

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo xalay ay kulmay Midowga musharixiinta Mucaaradka ayaa doonaya inuu dhexdhexaadiyo madaxeweyne Farmaajo iyo Musharixiinta ka horjeeda. Xogta aanu...

    Kulankii Baarlamaanka Puntland oo lagu kala dareeray, kadib Buuq iyo Fowdo hareeyay..

    Fowdo iyo buua ayaa hareeyay kulankii Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland, taasoo keentay in kulanka lagu kala dareero. Wararka ayaa sheegaya in fadhigii Golaha Wakiillada Puntland...

    Maamulka Somaliland oo Musharax Mustaf Dhuxulow kasoo tarxiilay magaalada Hargeysa

    Maamulka Somaliland ayaa Xildhibaan Murashax Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow saaka kasoo tarxiiay magaalada Hargeysa, kadib markii ay shalay xayireen. Ciidamada Amniga Somaliland oo ka...

    Faahfaahin: Alshabaab oo sheegatay inay Dagaal culus kula wareegtay Degaanka Bacaadweyn, Galmudug..

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar culus oo saaka Alshabaab ku qaaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug oo ay degan yihiin ciidamo...
    error: Content is protected !!