Tuesday, March 2, 2021

Ethiopia

James Swan oo xaaladda Somalia kala hadlay Wasiirada Arrimaha dibadda Itoobiya, Kenya, Uganda & Jabuuti

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa wadahadal khadka Telefoonka kula yeeshay Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka ay ciidamada AMISOM ka joogaan Soomaaliya ee...

Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed oo meel fagaare ah lagu arkay, kadib warar xaaladiisa caafimaad laga faafiyey

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa in muddo ah kadib meel fagaare ah lagu arkay, kadib maalmo aanu kasoo muuqan warbaahinta oo warar nadan...

Itoobiya oo ka hadashay Wararka sheegaya in Ciidamo Soomaali ah ka dagaalameen Gobolka Tigray

Dawladda Ethiopia ayaa markii ugu horeysay ka hadashay wararka la faafiyey ee sheeuaa in in Ciidamo Soomaali ah ay ka dagaalameen gobolka...

Itoobiya oo ciidamo badan geysay xuduudka Sudan iyo Dagaal laga cabsi qabo inuu ka dhex Qarxo

Dowladda Suudan ayaa ku eedeysay Itoobiya inay ciidamo fara badan geysay Xuduudka Sudan ayna xaaladda uga sii dartay. Kadib kulan degdeg ah oo uu yeeshay...

Maxaa ka jira in ciidamadii Dowladda Somaliya u dirtay dalka Eritrea ay ka dagaalameen Tigray, laguna laayey..?

Waxaa maalmihii danbe soo baxayey warar ku saabsan in ciidamo ay dowladda Soomaaliya tababar ugu dirtay dalka Eritrea ay ka qeyb galeen dagaalkii Itoobiya...

Ciidamada Itoobiya oo dilay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda dalkaasi iyo Mas’uuliyiin Sare oo Tigray ah..

Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa shaaciyay inay dileen madax iyo saraakiil sare o ka tirsanaa Jabhadda Tigereega oo uu ka mid ahaa Wasiirkii hore ee...

Suudaan iyo Itoobiya oo Hadallo kulul is-weydaarsaday, Qarkana u saaran dagaal milateri

Xiisadda milateri ee u dhaxeysa dalalka Suudaan iyo Itoobiya ayaa kasii dareysa, iyadoo madaxda labada dal ay is-weydaarsadeen hadallo kulul oo ku saabsan xaalada...

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Kenya oo ku kulmay Mooyaale iyo mashruuc ay ka fureen

Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa booqasho laba maalmood ah uga bilaabatay dalka Kenya isagoo Maaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta kula kulmay qaabilay magaalada xuduuda...

Mareykanka oo xaqiijiyey in kumanaan Askari oo Eritrean ah ka dagaalameen Gobolka Tigray & Sir fakatay

Diblomaasiyiinta Mareykanka ayaa xaqiijiyey in kumanaan askari oo ka tirsan ciidamada Eritrea ay ka gudbeen xadka ay la leeyihiin Itoobiya, kana qeyb qaateen dagaalka...

Ciidamada Itoobiya ee jooga Tigray oo Rasaas ku furay Shaqaalaha Q/Midoobay & Kumanaan Askari oo Eritrean…

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolka Tigray ayaa rasaas ku furay shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay, sida uu shegay Afhayeenka dowladda Itoobiya Ridwan Xusen. Afhayeenka...

Amar lagu xirayo Saraakiil ka tirsanaa Booliska Itoobiya oo gacansaar la leh Tigreega lasoo saaray

Ciidamada Booliska Federaalka Itoobya ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo 10 sarkaal oo ka mid ahaa ciidamada Booliska magaalada Addis ababa, kuwaas oo...

Afhayeenka TPLF oo shaaciyey inay dagaallo rogaal celin ah bilaabi doonaan iyo sababta ay uga baxeen magaaloo..

Afhayeenka Jabhadda TPLF ayaa shaacisay sababta ay uga baxeen caasimadda Gobolka Tigray iyo magaalooyinka kale, isagoo sheegay inaysan dheereyn xilliga ay dagaallo rogaal celin...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!