Tag: FIFA

Haweeney dacwad ka gudbisay Xiriirka K/Cagta Somalia oo Muqdisho uga carartay hanjabaad

Madaxa Ciyaartoyda Haweenka ee K/Cagta Somalia haweeneyda lagu magacaabo Sheyma Maxamed ayaa sheegtay inay nafteeda kala carartay magaalada Muqdisho, kadib...
Best FIFA Men's Player of the Year

FIFA oo shaacisay Liiska musharaxiinta Abaalmarinta Laacibka ugu wanaagsan K/Cagta ee 2018 [Akhriso]

Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa soo saaray liiska ciyaaryahannada u sharxan Abaa marinta laacibka ugu wanagasan sanadkan K2018 ubadda Cagta ee FIFA.  Waxaa...

DEGDEG: Xulka France oo ku guuleystay Koobka Adduunka ee Kubadda Cagta 2018

Xulka Faransiiska ayaa noqday horyaalka adduunka, kadib markii uu ciyaartii kama danbeysta ah ee fiinaalka uu goor dhoweyd ka badiyey xulka Croatia. Ciyaarta oo goolal...

SAWIRRO: Xulkii Spain oo si lama filaana looga reebay Koobka Adduunka iyo Russia oo...

Xulka martigelinayo Koobka Aduunka ee sanadkan 2018-ka ee Russia ayaa u gudbay wareega sideeda ee tartanka, kadib markii si lama filaan ah ay rigoorayaal...

Xulkii ugu danbeeyay ee Qaaradda Afrika oo laga reebay koobka Adduunka ee Russia 2018...

Xulkii ugu danbeeyay ee Qaaradda Afrika ayaa ka haray koobka kubadda Cagta Adduunka ee ka socda dalka Ruushka. Xulka Senegal ayaa waxaa 1-0 ku suuldaartay...

Saddex ka mida xulalka Carabta ee ka qeyb galaya Koobka Adduunka oo Guuldarro looga...

Saddex dal oo carab ah ayaa looga adkeeyay ciyaarahoodii ugu horeeyay ee Koobka K/Cagta Adduunka oo ka socda dalkaa Russia. Xulkii ugu danbeeyay e Maroco...

Somalia oo u codeysay dalka Maroco inuu martigeliyo Koobka Adduunka [Akhriso Liiska dalalkii codeeyay]

Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliya ayaa u codeeyay dalka Maroco inuu marti geliyo koobka Aduunka ee K/cagta sanadka 2026, iyadoo la soo bandhigay liiska dalalka...

FIFA oo dooratay Dalalkii martigelin lahaa Koobka Adduunka ee K/cagta Sanadka 2026

Xiriirka kubbadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday dalka loo doortay inuu marti geliyo doonta Koobka Adduunka ee K/cagta sanadka  2026-ka. Cod...

Fadeexadii ugu weyneyd ee ku soo baxday Xiriirka K/Cagta Afrika ee CAF oo lugaha...

Fadeexadii ug weyneyd ee uu ku lug yeesho xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa soo shaac baxday iyadoo in ku dhow 100 xubnood ay ku...

Gianni Infantino oo ku guuleystay Guddoomiyenimada FIFA

Musharaxa lagu magacaabo Gianni Infantino ayaa goor dhow ku guuleystay Guddoomiyaha ururka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA kadib doorasho la isku riiqday oo ka...
error: Content is protected !!