Wednesday, December 2, 2020
More

    Garoonka Dhuusamareeb

    Alshabaab oo halis ku heysa Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb & Weerarkii ugu danbeeyay

    Alshabaab oo mudooyinkii danbe culeys weyn saartay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaaalada Dhuusamareeb ayaa mar kale xalay weerar madaafiic Hoobiyeyaal ahkuqaaday Garoonkaasi. Wararka...

    Ciidamada Kumaandooska ee DANAB oo la wareegay Garoonka Dhusamareb [Sawirro]

    Ciidamada dowladda ee la wareegay amniga magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka mida ciidamada sida gaarka ah u tababarran ee milateriga Soomaaliya, loona yaqaan DANAB. Ciidamadan...

    Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay Garoonka Dhusamareb & Wararkii ugu danbeeyay..

    Ciidamo gadoodsan ayaa la wareegay Garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb, iyadoo amar ku bxiiyey inaysan wax diyaarad ah kasoo degi karin garoonkaasi, xilli uu magaalada...

    WARARKII MAANTA

    Haweeney ka mida Madaxdii ugu sareysay Tigreega oo isu dhiibtay Ciidamada Itoobiya

    Wararka laga helayo magaalada Makelle ee caasimada Gobolka Tigray ayaa sheegaya in Guddoomiyihii hore ee Aqalka Federaalka Itoobiya ay isu dhiibtay dowladda Itoobiya. Sida ay...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo Madaxweyne Farmaajo uga digay inuu siyaasadda dibadda u adeegsado olole…

    Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war kasoo aaray go'aankii xukuumadda Soomaaliya hoos ugu dhigtay xiriirka xiriirka dalka Kenya, iyagoo sheegay inay walaac xoog...

    Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in 51 Alshabaab ah lagu dilay dagaalkii Bacaadweyn, Gobolka Mudug

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalin kadib war kasoo saartay dagaalkii qasaaraha badan dhaliyey ee Alshabaab shalay ku qaadeen degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug. Qoraal kasoo...

    Guddiga muranka ka taagan yahay ee Doorashooyinka 2020/2021 Warkii ugu horeeyay soo saaray (Xubno ka maqan)

    Guddiga Doorashooyinka Dadban 2020/2021 ee Heer Federaal oo dhismihiisa muranka ka taagan yahay ayaa soo saaray warkii ugu horeeyay ee saxaafadeed oo warbaahinta dowladda...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo bilaabaya tallaabooyin cadaadis lagu saarayo Madaxweyne Farmaajo

    Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa wejigii labaad ee shirkooda xalay ka furmay magaalada Muqdisho, iyagoo raad-raac ku sameynayeen go’aanadii ay soo saareen iyo...

    Alshabaab oo soo bandhigtay Gaadiid Dagaal oo ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee Bacaadweyn (Sawirro)

    Alshabaab ayaa soo bandhigtay hubkii ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee shalay ay ku qaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug, iyadoo sheegtay inay askar...

    Diyaarad uu la socday Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo cilad qabsatay, kana laabatay Beledweyn

    Diyaarad ay la socdeen wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle C/xakiin Luqmaan ayaa cilad ku qabsatay hawada magaalada Beledweyne, taasoo keentay inay dib ugu...

    Mahad Salaad oo eedeyn culus u jeediyey Madaxweyne Qoorqoor iyo Galmudug oo xaalad cusub galeysa..

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar kulul oo afka ah ku qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, isagoo sheegay inuu Muqdisho iyo Turkiga u dhaxeeyo...