Tag: Golaah Wasiirada

Golaha Wasiirada Xukuumadda Somalia oo Wasiir Goodax dib ugu celiyey mashruuc uu hor geeyay

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka toddobaadla aha ah ee Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya.

AKHRISO: Sharci lagu ansixiyay & Go’aanno ka soo baxay shirkii Golaha Wasiirada Xukuumadda Somalia

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisu Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyey Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah, Tubta...

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shaacisay Qorshaha u degan Sanadka cusub ee 2018 [Akhriso]

Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay qorshaha u degsan sanadka cusub ee 2018 ee ay doonbeyso inay fuliso. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya EC/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow   ...
error: Content is protected !!