Sunday, February 23, 2020
More

    Tag: Hormuud

    Ciidanka Kenya oo burburiyey Xarun Isgaarsiineed ay leedahay shirkadda Hormuud (Sawirro)

    Iyada oo ay weli sii socoto burburinta Ciidanka Kenya ay ku hayaan xarumaha Shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliya ee gobollada Jubbooyinka & Gedo ayay...

    Kooxda UN Monitoring Group oo War kasoo saartay weerarrada loo geysto xarumaha Shirkadda Hormuud

    Kooxda UN Monitoring Group ayaa soo saartay warbixinteeda sanadlaha ee ku saabsan Soomaaliya, iyadoo ay kooxdu warbixinteeda kusoo dartay beegsiga ay...

    Soomaalida oo Dagaal loo adeegsaday Baraha Bulshada ku qaaday Kenya & Ilhaan Cumar...

    Dadka Soomaaliyeed ee dunida dacaladeeda kala jooga dagaal loo adeegsaday Baraha bulshada ku qaaday dowladda Kenya, iyagoo adeegsaday hal-ku-dhigga; "KenyaAggression" oo noqday...

    Ciidamada Kenya oo Qarax ku burburiyey xarun Shirkadda Hormuud ku lahayd degmada Baardheere, Gedo

    Iyada oo ay weli sii socoto burburinta ay Ciidanka Kenya ku hayaan xarumaha Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliya ee Gobollada Jubbooyinka & Gedo ayaa...

    300 Arday oo u fariistay imtixaan loo gelayo Deeqda Waxbarasho ee Hormuud Telecom

    Waxaa Magaalada Muqdishmaanta sii rasmi ah uga bilowday imtixaanka qabuulka ah ee loogu gudbayo Deeqda waxbarasho ee Shirkadda Hormuud Telecom (Hormuud Scholarship)...

    Hormuud Telecom oo taabagelisay Shirweynaha Qurbo Joogta Soomaalida ee ka furmay Istanbul.

    Shirka Qurbo Joogta Soomaaliyeed ee Global Somali Diaspora (GSD) ayaa Maanta ka furmay magaalada Istambuul ee dalka Turkiga.

    Hay’adda Hormuud Foundation oo Deeq Raashin ah u qeybisay Qoysaska Dadka laga tirada badan...

    Hay’adda Hormuud Foundation ayaa maanta Deeq Rashiin gar gaar ah u qeybiyay Qaar ka mid ah Qoysaska Dadka laga tira badan yahay...

    Dabley Weerar ku qaaday Xarunta Shirkad Isgaarsiin magaalada Muqdisho & Qaarkood oo la qabtay..

    Dabley hubeysan ayaa caawa weerar ku qaaday xarunta shirkadda isgaarsiinta Hormuud ee xaafadda Sey Biano, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

    Maxaad kala socotaa Barnaamijka Deeqaha Waxbarasho ee Hormud Telecom soo bandhigtay?

    Barnaamijkan deeqda waxbarasho ee Hormuud Telecom ayaa ujeedkeedu yaahy in Hormuud telecom ka qayb qaadato kor u qaadidda iyo kobcinta aqoonta ardaya...

    Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo adeegeeda kusoo kordhisay Inetrnet-ka Faca 4-aad

    Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom waxa ay daah-furtay maanta adeegga Internetka 4G (Faca Afaraad - Fourth Generation) kaas oo aad uga waxtar iyo...

    Digniin la bixiyay Qorshe ciidamada Kenya ku burburinayaan xarumo kale oo ay leedahay Shirkadda...

    Sarkaal ka tirsan ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa ka digay inuu jiro qorshe ciidamada Kenya ku doonayaan inay ku burburiyeen xarumaha shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee...

    Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta Soomaaliya Dalab degdeg ah u dirtay Kenya [Akhriso]

    Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya ayaa cambaareyn kasoo saartay falalka ay ciidamada dalka Kenyak u  burburiyeen xarumaha shirkadaha isgaarsiinta Soomaalida qaarkood. Ciidamadan oo la tuhunsan...

    Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi oo Qoraal kasoo saaray Dilalka kooxda Daacish ee...

    Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir iyo Duqii Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dilal is daba joog ah oo ka socda magaalada Muqdisho,...

    Faahfaahin ku saabsan koox hubeysan oo laba Qof ku dishay Magaalada Muqdisho

    Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aaya sheegay in koox hubeysan ay dil qorsheysan ka fulisay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Kooxda hubeysan ayaa weerar ku...

    Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo Digniin kasoo saartay Lambaro dibadda kasoo waca dadka (Akhriso)

    Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay lambaro dibadda ah oo muddooyinkan dambe soo wacaya telefoonada ay heystaan dadka ku nool...

    Rugta Ganacsiga oo War kasoo saartay weerarrada Ciidamada Kenya ku hayaan Shirkadda Hormuud

    Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay dhibaatada lagu shirkadda Isgaarsiinta Soomaaliyeed ee Hormuud. Ciidamada Kenya ee ku sugan deegaanada Xuduudda ayaa dhibaato...

    Ciidamada Kenya oo mar kale gubay Xarun ay laheyd Shirkadda Hormuud [Sawirro+Faahfaahin laga helay]

    Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ayaa mar kale gubay xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Soomaaliyeed ee Hormuud oo ku taalla Gobolka Jubbada Hoose. Ciidamadaan...

    Maxkamadda Milateriga oo xukuntay Askar dhacday Xarumo Shirkadda Hormuud ku leedahay Muqdisho [Sawirro]

    Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka dacwad ciqaabeedkii loo heystay eedeysanayaal ka tirsanaa ciidamada milateriga oo loo heystay...
    Gudoomiyaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Mudane Axmed Maxamuud Yuusuf

    Shirkadda Hormuud oo soo bandhigtay khasaaraha ay ciidamada Kenya u geysteen Xarumaheeda

    Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo shalay shir aan caadi aheyn oo xog wareysi ah ku qabtay Magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo, Jowhar, Beled Xaawo iyo Beledweyne...

    Hormuud Foundation oo Deeq Lacageed u qeybisay 500 oo Naafada Gobolka Banaadir [Sawirro]

    Hay'adda Hormuud Foundation oo ah Qeybta Sama Falka iyo Gargaarka uqaabilsan Shirkadda Hormuud Telecom ayaa 500 oo Qof oo Naafo ah oo ka kala...
    137,100FansLike
    1,337FollowersFollow
    4,166FollowersFollow
    error: Content is protected !!