Tuesday, January 26, 2021

Maxkamadda Ciidamada

Saddex Xarigle ka tirsan Ciidamada Milateriga oo Dil Toogasho lagu xukumay, kadib markii lagu helay..

Ciidamada Maxkamadda Qalabka Sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari saddex xarigle ahaa oo ka tirsan ciidamada Xoogga Dalka, kaasoo lagu eedeeyay inuu...

Xubno lagu helay iyagoo Qarax aasaya iyo Haweeney la shaqeyn jirtay oo xukun lagu riday (Sawirro)

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomalia ayaa Maanta waxaa ay xukuno kala duwan oo xabsi 20 ilaa 3 sano ah ku riday Saddex xubnood...

Xukun lagu riday Is-miidamiye lagu qabtay Jaakadda Qaraxa oo ku socday inuu qarxiyo Tiyaatarka (Sawirro)

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida xukun xabsi daa'im ah ku riday eedeysane ka tirsan Alshabaab oo lagu qabtay isagoo boosto ku wata waxyaabaha qarxa oo...

Dil toogasho ah oo lagu xukumay laba ka mida Maleeshiyada Alshabaab u qaabilsanaa Dilalka Qorsheysan

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta xukun ku riday laba maleeshiyo oo ka tirsanaa Al-Shabaab, una qaabilsanaa dilalka qorsheysan ee caasimadda Muqdisho. Cumar Aaadan Maxamed...

Xubno ka tirsan Daacish iyo Alshabab oo lagu xukumay Dil toogasho iyo Xabsi (Akhriso magacyada)

Maxkamadda ciidamada Qalabka-sida ayaa xukuno isugu jira Dil toogasho iyo Xabsi ku riday saddex eedeysane oo lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Alshabaab iyo...

Maxkamadda Ciidamada oo xukunno ku riday Alshabaabkii ka baxsaday Xabsiga Dhexe iyo 9 Askari oo ka tirsan…

Maxamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta xukunno kala duwan ku riday 11 Qof oo ku eedeysan weerarkii ka dhacay Xabsiga Dhexe...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Sarkaal ka tirsan Alshabaab iyo Darawalkiisii oo lagu qabtay dagaal

Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun xabs daa'in ah ku riday laba xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo...

Maxkamadda ciidamada oo Dil ku xukuntay Askari kufsi naxdin leh ka geystay magaalada Muqdisho

Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa Dil toogasho ah ku xukuntay eedeysane lagu helay inuu fal kufsi ah kula kacay gabar yar...

Weriye Abuuja oo Maxkamad la hor geeyay & Marqaatiyaashii NISA oo geysay oo fashilmay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta la hor geeyay weriye Maxamed Cabdiwahaab Nuur (Abuuja) oo muddo 5 Bilood ah u xirnaa Hay'adda...

Toogasho lagu xukumay Askari dilay Wiil Dhalinyaro ah (Kiis ka dhashay Haweeney)

Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo...

Muqdisho: Kabtan ka tirsan Milateriga oo Maxkamad loo soo taagay Dilka Nin dhalinyaro ahaa

Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamadda Qalabka sidda ayaa maanta la soo taagay Dhamme Cabdi Jaamac oo ku eedaysan dilka wiil dhalinyaro ahaa oo...

Is-miidaamiyihii laga badbaadiyey Naftiisa: Sidee Dowladda caafimaadkiisa ugu bixisay $20,000?

Maxkamadda Ciidamaa Qalabka sida ayaa maanta xukun Xabsi daa'in ah ku riday Saciid Biriq Maxamuud oo aha is-miidaamiye ka tirsan Alshabaab oo Gaarigii uu...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!