Monday, November 30, 2020
More

    Baarlamaanka

    Baarlamaanka oo Cod u qaadaya Guddiyo ay ansixisay xukuumadii xil-gaarsiinta ee Mahdi Guuleed oo sharci darro..

    Baaramaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan looga hadlayo sidii cod loogu qaadi lahaa Guddiyo muran sharci ka taagnaa oo ay soo magacawday xukuumadii...

    GUddoomiye Mursal oo magacaabay Guddi soo baara saameynta Cudurka Covid-19 (Akhriso)

    Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa soo magacaabay Gudi loo xil-saaray inay warbixin dhameystiran ka keenaan saameynta cudurka Coronavirus uu...

    Guddoomiye Mursal oo shaaciyey inuu Baarlamanku sii shaqeyn doono, kadib marka waqtigiisu dhammaado

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegay in Baarlamaanka Federaalka uu sii shaqeyn doono, xitaa haddii uu waqtigiisa dammaado inta laga helayo Baarlamaankii...

    Baarlamaanka oo muddo kordhin u sameeyay Guddi waqtigiisu dhammaaday oo heer Federaal ah

    Xildhibaanadda Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyaa ayaa maanta waqti kordhin u sameeyay Madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Faderaalka. Gudigan oo waqtigu ka dhammaaday, ayaa wax...

    Beel sheegatay inay Wasiirad Caan ah ay 8 sano boob uga heysato Kursigoodii Baarlamaanka Federaalka

    Beesha Eylo-jafaay ayaa shaacisay in kursigii ay ku lahayd Baarlamaanka Federaalka ay muddo 8 sano ah si koob ah ku fadhido Wasiir ka tiran...

    Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka oo meel mariyey ‘Heshiiskii Doorashada’ & Lifaaq Cusub

    Kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen maanta xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa goor dhoweyd cod loogu qaaday 'Heshiiska Jiheyna Doorashada' ee ay...

    Guddoomiye Mursal oo Mooshinkii Gobolka Gedo u bedelay Qoraal loo qorayo Xukuumadda xilka sii heysa

    Mooshin ay labada Aqal ee Baarlamaanka hor geeyeen 11 xildhibaan oo ku saabsan xaalada Gobolka Gedo iyo xasuuqa ay ka wadaan ciidamada dalka Kenya...

    AKHRISO: Qoraalka Codsiga Madaxweyne Farmaajo u diray labada Aqal ee Baarlamaanka

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa codsi ku saabsan ansixinta Heshiiska Doorashada dadban diray Baarlamaanka Federaalka labada Aqal, ee ay gaareen Madaxweynaha iyo madaxda...

    Xildhibaan Cayaar-jecel: “Fadhiga labada Aqal waa sharci-darro, Madaxweynuhuna Dastuurkii ayuu jebiyey..”

    Xildhibaan Cabdi Shir Jaamac (Cayaar-jecel) ayaa sharci darro ku tilmaamay kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka maanta yeelaayan oo la shaaciyey in loogu codeynayo Heshiis...

    XOG: C/weli Muudey oo ka hor yimid Heshiiska Doorashada 2020/2021 & Cabsi laga qabo Qalalaase ka dhaca…

    Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka C/weli Ibraahim Muudey ayaa ka hor yimid Heshiiska Doorashada ee madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka...

    Guddoonka labada Aqal oo shaaciyey Xilliga Codka loo qaadayo Heshiiska Cusub ee Doorashada (Yaa ka horjeeda?)

    Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhoweyd shaaciyey in kulan wadajir ah oo labda Aqal ay cod ugu qaadayaan Heshiiska cusuub ee...

    Golaha Shacabka oo Cod Aqbaliyad ah kalsooni ku siiyey Ra’iisal wasaare Rooble

    Codka Kalsoonida ayaa loo qaaday Ra'iisa lwasaare Rooble, waxayna natiijadii noqotay in Aqlabiyad lagu meel mariyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd coka kalsoonida siiyey...

    WARARKII MAANTA

    Maleeshiyada Degaanka oo Alshabab dib uga qabsaday Bacaadweyn (Akhriso Qasaaraha culus ee dagaalka)

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal gelinkii hore ee maanta o dhan socday oo degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug ku dhex maray Alshabaab...

    Abiy Ahmed oo bixiyey Sir ku saabsan sidii ay Tigreega afduubka ugu heysteen Itoobiya iyo halistii ay geliyeen isaga

    Ra'iisal wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa bixiyey xog badan iyo sir ku saabsan sida madaxdii Tigreega ay afduubka ugu heysteen maamulka dowladda Itoobiya, ayna...

    XOG: Maxaa ku qarsoon Qorshaha Qoorqoor ee Dhexdhexaadinta Farmaajo iyo Musharixiinta Mucaaradka?

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo xalay ay kulmay Midowga musharixiinta Mucaaradka ayaa doonaya inuu dhexdhexaadiyo madaxeweyne Farmaajo iyo Musharixiinta ka horjeeda. Xogta aanu...

    Kulankii Baarlamaanka Puntland oo lagu kala dareeray, kadib Buuq iyo Fowdo hareeyay..

    Fowdo iyo buua ayaa hareeyay kulankii Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland, taasoo keentay in kulanka lagu kala dareero. Wararka ayaa sheegaya in fadhigii Golaha Wakiillada Puntland...

    Maamulka Somaliland oo Musharax Mustaf Dhuxulow kasoo tarxiilay magaalada Hargeysa

    Maamulka Somaliland ayaa Xildhibaan Murashax Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow saaka kasoo tarxiiay magaalada Hargeysa, kadib markii ay shalay xayireen. Ciidamada Amniga Somaliland oo ka...

    Faahfaahin: Alshabaab oo sheegatay inay Dagaal culus kula wareegtay Degaanka Bacaadweyn, Galmudug..

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar culus oo saaka Alshabaab ku qaaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug oo ay degan yihiin ciidamo...

    Jabhadda TPLF oo soo bandhigtay Diyaarad dagaal oo ay soo riday iyo Duuliyihii Nolosha lagu qabtay

    Hogaamiyaha jabhadda Tigra ee TPLF Debretsion Gebremichael ayaa shaaciyey inay ciidamadiisa soo rideen diyaarad dagaal oo ay Itoobiya leedahay, isla markaana ay gacanta...

    Dowladda Somaliya ayaa u yeeratay safiirkeeda Kenya, kana dalbatay safiirka Kenya inuu ku laabto Kenya

    War kasoo baxay caawa Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa u yeertay safiirka jooga dalka Kenya inuu dib ugu soo laabto dalka wadatashi, halka ay...
    error: Content is protected !!