Tag: Qarax miino

Guddoomiye ku xigeenkii Amniga Gobolka Sh/Dhexe oo lagu dilay Qarax ka dhacay Gurigiisa magaalada...

Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta mamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Sh/Dhexe ee dhinaca Amniga Muxumad Sugaal Cismaan...

In ka badan 10 Ciidamada Kenya oo lagu laayey Qarax Miino oo ka dhacay...

Kenya ayaa xaqiijisay in ugu yaraan 10 ka mida saraakiisha ciidamada Booliska ee dalkaasi lagu dilay Miino loo dhigay degaan u...

Faahfaahin: Askar ka tirsan Booliska Gaarka ee Dowladda Soomaaliya ah oo lagu dilay Qarax...

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax miino oo xalay lagu weerarray askar ka tirsan ciidamada Gaarka ah ee Booliska Soomaaliya (Harmacad),...

Qarax lala beegsaday Booliska sida gaarka ah u tababarran & Wararkii ugu danbeeyay Qasaare..

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday ciidamo ka tirsan Booliska sida gaarka ah u tababarran ee ...

Faahfaahin: Taliyaha ciidamada Kumaandooska ee Danab oo ka badbaaday laba Qarax oo lala beegsaday...

Ciidamada Kumaandooska Xoogga dalka ee DANAB ayaa qirtay in taliyahooda uu ka badbaaday isku day lagu khaarijin lahaa oo ka dhacay jidka...

Sarkaal Caan ka ahaa Ciidamada Kumaandooska DANAB & Askar kale oo Qarax Miino lagu...

Saraakiisha ciidamada dowladda Somalia ayaa xaqiijiyey in Qarax miino oo ka dhacay duleedka Muqdisho ay shalay ku dhinteen askar ka tirsan ciidamada...

Kolonyo Ciidamo Talyaani ah oo lagu qarxiyey Magaalada Muqdisho & Faahfaahin laga helayo..

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kolonyo ka tirsan ciidamada Talyaaniga ee ku sugan Muqdisho lagu qarxiyey agagaarka Kulliyada Jaalle...

Kolonyo ka tirsan AMISOM oo lagu Qarxiyey magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay…

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax miino lala beegsaday Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo ku socdaalayey wadadda isku...

Qarax lala beegsaday Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida & Wararkii gu danbeeyay…

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday Gaariga Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Col Xasan...

Faahfaahin: Gaari ay la socdeen Askar ka tirsan ciidamada Dowladda oo lagu qarxiyey ...

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga jelay Qarax miino oo saaka ka dhacay magalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaari ay la socdeen askar...

Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose oo ka Badbaaday Qarax Miino oo Alshabaab u dhigeen & Qasaare...

Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in Qarax miino lagu weerarray Gaari ay la socdeen xubno ka tirsan maamulka Gobolka Sh/hoose...

Kolonyo ka tirsan AMISOM oo lagu Qarxiyey Jidka u dhaxeeya Muqdisho & Balcad [Shabaab...

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Qarax xoog leh lagu qaaday Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM.

Alshabaab oo War kasoo saartay Qarixii lagu dilay Mas’uuliyiintii maamulka Hirshabeelle..

Alshabaab ayaa war kasoo saartay Qarax Miino oo saaka lagu dilay mas'uuliyiin ka tirsan Gobolka Sh/Dhexe ee maamulka Hirshabelle.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle oo Qarax Miino lagu dilay [Akhriso Magacyada]

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helaya Qarax Miino oo ka dhacay duleedka magaalada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe kaasoo lalabeegsaday Gaari ay...

Faahfaahin kasoo baxeysa Qaraxyo lala beegsaday Ciidamo ka tirsan AMISOM ee Degaanka….

Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa qaraxyo lala beegsaday ciidamo ka tirsan AMISOM oo ku socdaaleyay Gobolka Sh/Dhexe, gaar ahaan degaanka Buurane markii...

Qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay…

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax miino ka dhacay caasimadda, kaasoo geystay qasaare.

Qarax Miino oo goor dhow ka dhacay Muqdisho & Faahfaahin laga helayo..

War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax xoog leh goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadadda Afisyoone,. degmada Waaberi...

FAAHFAAHIN: Qarax ka dhacay xarun Shirkad Isgaarsiin ku leedahay Muqdisho & Dad ku dhintay..

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay agagaarka Isgoyska Black Sea ee degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Wararkii ugu danbeeyay Dad ku dhintay Qarax Miino oo ka dhacay..

Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ilaa saddex qof ay ku dhinteen qarax miino oo haleelay Gaari ay la...

Askartii ugu badneyd Booliska Kenya oo ku dhintay Qarax Miino oo ka dhacay Bariga...

Qarax miino ayaa la sheegay inuu haleelay Gaari ay wateen ciidamada Booliska Kenya opo ku socdaalayey degaan ka tirsan Bariga Wajeer ee...
error: Content is protected !!