Tag: Ramadaan

AKHRISO: Dalalka Muslimka ee maanta laga Sooman yahay & Degaano ka mida Somalia oo...

Iyadoo dalal badan oo dunida muslimka ka mida ay maanta u dabaal degayaan maalinta koowaad ee Ciidul fitriga ayaa dalal kale ay...

AKHRISO: Dowladaha Islaamka ee aan maanta laga Soomin iyo dalalka Ramadaanku ka bilowday.

Iyadoo inta badan dunida islaamka oo dhan ay yar tahay in la isku waafaqo maalin qura oo la wada soomo ama la...

Galmudug oo ku dhawaaqday inaysan Berri Soon ahayn & Somaliya inteeda kale oo laga...

Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan.

Madaxda Dowladda Soomaaliya oo Hambalyada Bilashada Bisha Ramadaan u diray Shacabka. (Daawo)

Madaxweynaha iyo Ra'iisal wasaaraha ayaa umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay dhalashada bisha Ramadaan ee Berri ka bilaabaneysada dalka, iyagoo farriimo kasoo diray magaalada...

Alshabaab oo go’aan kasoo saartay Bisha Ramadaan iyo Xilliga ay bilaabanayso oo ku beegan...

Qeybta Garsoorka ururka Alshabaab ayaa go'aan kasoo saaray Caawa xilliga ay ku beegan tahay bisha Ramadaan ee sanadkan 1440 Hijriyadda.

DEGDEG: Sacuudiga oo ku dhawaaqay inay Berri tahay maalinta koowaad ee Ciidul fitriga

Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday inay maalinta Berri ah ee Jimcaha 15-ka June 2018 ay ku beegan tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal iyo...

Laba dal oo laga arkay Bisha Soonfur, kuna dhawaaqay inay Berri tahay Maalintii koowaad...

Wararka laga helayo dalka Indonesia ayaa sheegaya in halkaasi looga dhawaaqay inay berri oo Jimce ah tahay maalinta koowaad ee Ciidul fitriga 1439H. Dadweynaha dalka...

Dalal badan oo Khamiista laga baadi goobayo dhalashada Bisha Shawaal & Ciidul fitriga oo...

Dalal dhowr ah oo islaam ah ayaa dadkooda ugu baaqay in maalinta Khamiista la baadi goobo dhalashada bisha Shawaal (Soonfur) iyadoo laga yaabo in...

Xarun Qaabilsan Cilmiga Xiddigaha oo shaacisay Maalinta ay ku beegan tahay Ciidul fitriga Sanadkan

Xarunta Cilmiga Xiddigiska ee caalamiga ee fadhigeedu yahay Dubai ayaa shaacisay maalinta ay ku beegan tahay Ciidul Fitriga sanadkan 1439H ee dhammaadka bisha Ramadaan. Xarunta...

AKHRISO: Dowladaha Islaamiga & Saacadaha laga Soomo [Dalka ugu yar saacadaha la soomo &...

Soomaaliya ayaa ka mida dalalka Islaamiga ee laga soomo Bishan Ramadaan Saacadaha ug yar, iyadoo kaalinta labaad ka gashay dalalka laga soomo saacadaha ugu...

Wasaaradda Diinta Dowladda Somalia oo shaacisay inaysan Berri ahayn maalin Soon, kadib markii…

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in n maalinta berri ay tahay 30ka bisha Shacbaan, halka Maalinta Khamiista ay tahay...

In ka badan Shan Dowladood oo shaacisay xilliga ay bilaabaneyso Bisha Ramadaan [Akhriso]

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowlado dhowr ah ay ku dhawaaqeenmaalinta ay bilaabaneyso Bisha Ramadaan ee sanadkan 1439 H / 2018 M. Dowladaha...

Dowladii ugu horeysay ee Islaam ah oo shaacisay Maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan ay...

Dowladda Indonesia ayaa noqotay dowladii ugu horeysay ee go'aan ka qaadatay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan bilaabaneyso sanadkan. Indonesia oo ah dalka ugu muslimiinta badan...

Hay’ad Shaacisay Maalinta uu bilaabanayo Soonka Bisha Ramadaan ee Sanadkan 1439H / 2018M

Hay'adda Cilmiga Xiddigaha iyo Hawada dalka Suudaan ayaa shaacisay xilliga ay ku beegan tahay dhalashada Bisha Ramadaan ee sanadkan 2018 ama Hijriyadda 1439-ka. Bayaan ay...

Qaar ka mida Wadooyinka oo la xiray & Dowladda Somalia oo diyaarisay Ciidamada Amniga...

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xiray qeybo ka mida Wadooyinka Muqdisho, iyadoo loo diiday isu socodka Gaadiidka. Wadadda Warshadaha ayaa la sheegay inay ciidamadu...

Sanbalooshe oo guul ka raadiyay is-barbardhiga weerarradii dhacay Ramadaankan& sanadkiii hore [DHAGEYSO]

Agaasimaha Hay'addda Sirdoonka Soomaaluyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa guul amni ka raadiyay isbarbardhig uu ku sameeyay weerarradii Alshabab ee Muqdisho ka dhacay labadii...

Dal Muslim ah oo ku dhawaaqay inay Berri tahay Ciid & Sida Caawa loo...

Ciidul Fitriga ayaa loo dhawaaqay dalal Muslim ah oo maalinta berito ay ciid u tahay, iyadoo muddo 29 maalmood ah Soonkani uu qaatay. Dalka Indonesia...

Isbedel lagu sameeyay Saacadaha Shaqada ee Shaqaalaha dowladda Soomaaliya [Akhriso]

Wasaaradda Shaqada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa isbedel ku sameystay waqtiga Shaqada shaqaalaha dowladda ee Bisha Ramadaan. Isbedelka ayaa ku kooban Bisha Ramadaan, iyadoo isbedelku saameynayo saacadihii...

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqay Bilashada Bisha Ramadaan [Ramadaan Kariim]

Bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa laga arkay qeybo badan oo ka mida Gobollada Soomaaliya, iyadoo lagu dhawaaqay in berrito ay tahay maalinta koowaad ee...

Farriin ku saabsan raadinta dhalashada Bisha Ramadaan ee Gobollada Soomaalida

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta dowladda Soomaaliya ayaa dadka Soomaaliyeed u dirtay farriin ku saabsan dhalashada Bisha Ramadaan. Waxaa dadweynaha ku sugan gobollada dalka laga codsaday...
error: Content is protected !!