Tag: SNA

Taliyaha Cusub ee Ciidamada Xoogga Dalka Gen. Odowaa oo xilka la wareegay. [Sawirro]

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday munaasabad xil wareejin ah oo uu xilka kula wareegay taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Gen....

C/raxmaan C/shakuur: “Madaxweyne 5 taliye ku bedelay 2 sano & Bar dagaal kulama jiro...

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida hoggaamiyeyaasha xisbiyada KMG ah ee dalka ayaa dhaliilay xil ka qaadista taliyeyaasha ciidamada dalka oo...

Gen. Odowaa Yuusuf: 32 sano jir noqday Taliyaha ugu sareeya Ciidamada Xoogga Dalka [Akhriso...

Waxaa si lama filaan ah madaxweynaha Soomaaliya sanad gudihiis ah xilal waaweyn ugu magacaabay Odowaa Yuusuf Raage oo ka tirsana saraakiisha da'da...

Dowlada Somalia oo diyaarisay Ciidamo cusub oo milateri ah & Ra’iisal wasaraha oo…

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kormeer dhiirri gelin ah ugu tegay ciidamo cusub oo Milteri ah oo dowladda Somalia...

Kumaandoos lagu tababaray Turkiga oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay.. [Sawirro]

Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo dhoweeyay ciidamo Kumaandoos Soomaali ah oo lagu soo tababarray dalka Turkiga, kuwaasoo qeyb ka ah ciidamada dowladda...

Mareykanka oo Qeyb ahaan Dib u bilaabay taageeradii Ciidamada Milateriga Somalia.

Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay inay qeyb ahaan dib u billaabeyso kaalmadii ay siin jirtay Ciidamada Dowladda Soomaaliya, iyadoo lagu bilaabi doono, ciidamada...

Turkiga oo Dowladda Somaliya ugu deeqay Warshad soo saarta Dharka Ciidamada Qalabka sida.

Dowladda Turkiga ayaa maalgelineysa dhismaha Warshad soo saarta Dharka iyo Agabka ciidamada, iyadoo ku deeqday dhammaan waxyaabaha ay ku shaqaynayso, iyadoo howgeli...

Gaari Qarax laga soo buuxiyey oo lagu qabtay Duleedka Muqdisho & Kadibka Qarxay [Darawalkii...

Ciidamada Milateriga ayaa ka hortegay Gaari Qarax laga soo buuxiyey oo ah nooca NISSAN Homey, Gaarigaas oo la sheegay inay Alshabaab la...
Ciidamada Dowladda oo ay la socdan AMISOM iyo Diyaarado qabsaday

Ciidamada Dowladda oo Alshabab kala wareegay degaan ka tirsan Sh/hoose oo hore dhiig badan...

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay la wareegeen degaanka Bariire opo hore ciidamada dowladda qasaare xoog leh...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Shir isugu yeeray Taliska Milateriga, Wasaaradda Gaashaandhigga iyo…

Ra'iisal Wasaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shir isugu yeray Taliska Ciidamada Xoogga Dalka iyo Wasaaradaha Gaashaandhigga oo ay wehliso...

Saddex Qirasho oo ku jiray Khudbadii Madaxweyne Farmaajo 11-ka April [Akhriso]

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay oo ku beegneyd 11-ka April ka qeyb galay xuska maalinta ciidanka xoogga dalka oo...

Horjooge Alshabab u qaabilsanaa Sh/Hoose oo isu dhiibay Ciidamada Dowladda [Sawirro]

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in horjooge ka tirsan Alshabaab oo ka howlgala gobolka Sh/Hoose uu isu dhiibay ciidamada dowladda.

Ciidamo kasoo baxay Gobolka Sh/Hoose oo soo gaaray Kontarolka laga soo galo Muqdisho..

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo kasoo baxay Gobolka Sh/Hoose ay soo gaareen koontaroolka...

Lacag Mushaar ah oo loo diray Ciidamadii Gadoodsanaa ee Gobolka Sh/Dhexe [Xaqiiqo soo baxday]

Dowladda Soomaaliya ayaa xalay lacag mushaar ah u dirtay ciidamadii gadoodsanaa ee Gobolka Sh/Dhexe oo dhowaan kasoo baxay fariisimihii difaaca ay...

Muxuu Madaxweyne Farmaajo u sheegay Saraakiisha Milateriga kulankii Gaashaandhigga? [DAAWO]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeer ku tegay Dugsiga Tababarka ee Janaraal Goordon iyo Taliska Guud...

Ciidamada Gadoodsan ee Sh/Dhexe oo ku hanjabay inay gelayaan Muqdisho [Waqtigii loo qabtay oo..]

Ciidamada gadoodsan ee Milateriga Soomaaliyam kuna sugan Gobolka Sh/Dhexe ayaa ku hanjabay inay galayaan magaalada Muqdisho, kadib markii uu dhammaaday waqtigii ay...

Gen. Indha-Qarshe: “Askarta aan damiirka lahayn ee Qabiilku dilooday way ka bixi doonaan Ciidanka…”...

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa mar kale ka hadlay ciidamada gadoodsan ee Gobolka Sh/Dhexe, isagoo...

Taliyaha Xoogga Dalka oo Amarro soo saaray, kana haday Diiwaan-gelinta Ciidamada [Daawo]

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa Amarro siiyey ciidamada kasoo baxay furimaha, isagoo ka hadlay tira-koobka ciidamda...

KASHIFAAD: Maxaa ku Qarsoon gadoodka Ciidamada Milateriga ee ku sugan labada Shabeelle..?

Aakhirkii sanadkii hore 2018 iyo horaantii sanadkan 2019 waxaa mar kaliya soo shaac baxay dood ku saabsan mushaar la'aan soo wajahday ciidamada...

Ciidamadii ugu badnaa Milateriga oo ka soo baxay Goobaha Difaaca ee Gobolka Sh/Dhexe.. [Sawirro]

Wararka laga helayo Gobolka Shabellada Dhexe ayaa sheegayaan in ciidamadii ugu badnaa ee Millateriga Soomaaliya ay kasoo baxeen aaggagii difaaca deegaanada...
error: Content is protected !!