Tag: Somaliland

Dood ka dhalatay Sawirro ay Xajka ku galeen Muuse Biixi & Wasiiro ka tirsan...

Waxaa si weyn loo hadal hayaa oo dood weyn ka dhaliyey baraha Bulshada Sawirro ay xajka wadajir ugu galeen madaxweynaha Somaliland Muuse...

Doorashooyinka Golayaasha Maamulka Somaliland oo markii lixaad Dib u dhacay.

Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inaysan qabsoomui karin oo aanay suurtogal aheyn Doorashooyinkii Golayaasha wakiilada iyo Degaanka...

Somaliland oo Eriday Arday kashifay sida loo Musuqmaasuqay Barnaamijkii ‘Shaqo Qaran’

Maamulka Somaliland ayaa eryay afar ka mida Ardayga Barnaamijka Shaqada Qaran ee shalay la halday saxaafadda iyagoo ka warbixiyey Musuqmaasuq lagu qoray...

Weriyeyaal lagu xiray Magaalada Hargeysa & Faahfaahin laga helay sababta..

Ciidamada Booliska maamulka Somaliland ayaa xabsiag u taxaabay Afar saxafi oo ka mida Wwriyeyaasha ka hwolgala Somaliland, oo u shaqeeya Telefishanka...

Xildhibaanada labada Gole ee kasoo jeeda Somaliland oo Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay inuu is...

Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka oo kasoo jeeda degaanada Somaliland ayaa ka hor yimid Guddi uu magacaabay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi...

Puntland oo Qaadacday Guddi uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo. [War-saxaafadeed]

Maamulka Puntland ayaa qaadacay, kana hor yimid Guddiga dib u heshiisiinta ee Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo u magacaabay la-xaajoodka Somaliland.

Madaxtooyada Somaliland: “Maamulka Caddowga ah ee Farmaajo xalin tabasho nagama dhaxeyso” [War Cad]

Maamulka Somaliland ayaa Guddiag uu madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo u magacaabay la xaajoodka Somaliland ku tilmaantay gef siyaasi ah, iyo caddownimo.

Madaxweyne Farmaajo oo War kasoo saaray Dagaalka Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dagaalkoodu ka socdo deegaanka Ceel-Afwen ee Gobolka Sanaag.

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia oo Farriin u diray Madaxda Puntland & Somaliland

Wakiila cusub ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan oo maanta booqday magaalada Garowe ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi...

Muuse Biixi: “Dowladda Xamar ee AMISOM ilaaliso warkeeda kama duwana Dameer ciyey..”

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta dib ugu laabtay magaalada Hargeysa, kadib socdaal muran dhaliyey oo uu ku tegay dalka Guinea...
Feysal Cali Waraabe

Feysal Cali Waraabe: “Dowlad kama jirto Somalia, waa inaan joojinaa wadahadallada aan kula jirno..”

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe oo maaanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ku baaqay in...

Sawirrada Madaxweynaha Guinea oo lagu sharxay magaalada Hargeysa & Imaaraadka oo lug yeeshay arrintan.

Waxaa magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland lagu sharxay saaka sawirrada madaxweynaha dalka Galbeedka Afrika ku yaalla ee Guinea, iyadoo lagu dul qoray...

Somalia Cuts Diplomatic Ties With Guinea Over Somaliland.

MOGADISHU, Somalia — Somalia's government announced it is cutting diplomatic ties with Guinea, accusing the West African country of violating its sovereignty.

Madaxtooyada Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay baaqii Madaxweyne Farmaajo ee Midnimada.

Maamulka Somaliland ayaa si kulul uga jawaabay baaqii kasoo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ee munaasabadda 26-ka June, isagoo Somaliland ugu...
Muuse Biixi Cabdi

Madaxweyne Somaliland oo sii daayey Maxaabiistii Puntland ee lagu qabtay dagaalkii Tukaraq.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey oo sii deysay maxaabiistii Puntland ee Somaliland ay ku qabsatay dagaaladii degaanka Tukaraq...

Maxaa ka socda Nairobi..? (Ololaha Dowladda Kenya oo kulmiyey Wafdigii Somaliland & C/raxman C/Shakur)

Dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo olole xoog leh ayaa ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kuwaasoo qeyb ka ah dagaalka diblomaasiyadeed ee dowladda...
Xaaji Cabdi Xuseen Waraabe

Nabadoonkii ugu weynaa degaanadda Somaliland Xaaji Cabdi Waraabe oo geeriyooday. (Akhriso taariikhdiisa)

Nabadoonkii ugu da' weynaa degaanada Somaliland Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Madaxweynaha Somaliland oo Xaalad degdeg ah ku soo rogay degmooyin ka tirsan Gobolka Sanaag

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xaalad degdeg ku soo rogay degmooyin ka tirsan Gobolka Sanaag, kadib markii soo saaray Wareegto xaalad...

Kenya ponders diplomatic ties with Somaliland

Kenya is exploring diplomatic relations with Somaliland after dispatching an emissary to set up a mission in the capital city of Hargeisa.

Madaxweynaha Somaliland oo Socdaalkii labaad muddo 40 maalmood ah ugu dhoofay Imaaraadka

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay dalka Imaaraadka Carabta, iyadoo la sheegay inuu socdaalkiisa qaadan...
error: Content is protected !!