Tag: Turkey

Taliska Ciidamada Turkiga oo Dareyskii Ciidan ee ugu badnaa & Qalabkooda ugu deeqay Milteriga...

Taliska ciidamada Turkiga ayaa maanta Dareys ciidan far badan iyo qalab la xiriira ugu deeqay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Turkiga oo Soomaaliya uga mahad celiyey Mowqifka ay ka qaadatay howlgalka Milateriga dalkiisa...

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa mahad celin diray dalal dhowr ah oo ay Soomaaliya ka mid tahay, kuwaasoo ku taageeray howlgalka...

Madaxweynaha Turkiga oo ku gacan seyray Cadaadis & Cunaqabateyn uga timid Mareykanka & Midowga...

Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa ku gacan seyray oo iska diiday cunaqabateyn iyo cadaadis ay ku hayaan dalalka Mareykaka...

Somalia iyo Qatar oo ka hor yimid Go’aan Jaamacadda Carabta kasoo saartay howlgalka Turkiga...

Dowladaha Somalia iyo Qatar ayaa ka gows qabsatay oo ka hor yimid go'aan kasoo baxay shirkii degdega ahaa ee Wasiirada Arrimaha Dibadda...

Madaxweynaha Turkiga oo weerar Afka ah ku qaaday Masar & Sacuudiga, Digniin culusna u...

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo shir jaraa'id qabtay ayaa si kulul uga hadlay howlgalka ay ciidamada Turkiga ku galeen Waqooyiga...

Madaxweynaha Turkiga oo Amray Howlgal Ciidamadiisa ku galeen Waqooyig Syria & Wararkii ugu danbeeyay..

Madaxweynaha Turkliga Reccep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay inuu bilowday howlgalkii Ciidamada Turkiga ee Waqooyiga Siiriya, iyadoo duqeyn cirka ah...

Mareykanka oo Ciidamadiisa kala baxay Waqooyiga Siiriya & Turkiga oo howlgal milateri ku gelaya...

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa shaaciyay in ciidamada Mareykanka ee ku sugnaa Dalka Siiriya ay halkaasi isaga baxayaan, iyadoo ay bilaabatay daadgureynta...

Somali Police undergo counter-terrorism training in Turkey

A group of Somali police officers underwent training in Turkey as the African country is embattled with terror attacks by the Al-Shabaab...

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya tababarka la-dagaallanka Argagixisada ku qaadanaya Turkiga [Sawirro]

Cutub ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan la-dagaallanka Argagixisada ku qaadanaya magaalada Izmir ee dalka Turkiga, kaasoo ka mida...

Turkiga oo Dowladda Soomaaliya ka caawinaya inay sameysato Boosto Casri ah

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa si rasmi ah uga codsaday Boostada Turkiga inay gacan ka geystaan sidii...

Faarax Macalin oo shaaciyey in Ganacsatada Soomaalida ay Hantidooda kala baxeen Kenya & Dalalka...

Siyaasiga reer Kenya ee kasoo jeeda Gobolka Soomaalida ee W/Bari oo hadda mucaarad ku ah dowladda Uhuru Kenyatta Faarax Macallin Dawaarre...

Heshiis Nooc cusub ah oo dhex maray Shirkado Ceymis oo ka jira Dalalka Soomaaliya...

Laba shirkadoo oo Ceysmis ah ayaa heshiis ku kala saxiixday dalka Turkiga, wuxuuna heshiiska dhex maray shirkadaha Ceymiska Islaamiga Soomaaliya (Somali Takaful...

Maxaa kasoo baxay shirkii Golaha wasiirada? [Heshiis dhex maray Somalia & Turkiga oo lagu...

Golaha wasiirrada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta yeeshay shir toddobaadkii uu golaha yeesho maalinta khamiista ayaa ansixiyay heshiis is afgarad...

Turkey condemns suicide bombing in Somali capital.

Turkey’s Foreign Ministry condemned a suicide bombing Wednesday in the office of the mayor of Somalia’s capital, Mogadishu.

Turkiga oo maanta helay qeybtii ugu horeysay Gantaalaha Difaaca Cirka S-400 ee Mareykanku ka...

Wasaaradda Difaaca dalka Turkiga ayaa shaacisay in maanta uu Jimce ah ay bilaabatay in Gantaalaha Ruushku sameeyo ee difaaca Cirka S-400 la...

Dowladaha Somalia iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis dhaqaale lagu taageerayo Miisaaniyadda Somalia

Waxaa magaalada Ankara lagu saxixay heshiis ay dowladaha Somalia iyo Turkiga dhexmaray oo Turkigu dhaqaale ku taageerayo Miisaaniyadda sanadlaha ah ee dowladda...

Jen. Haftar-ka Liibiya oo afduubtay 6 qof oo Turki ah & Dowladda Turkiga oo...

Ciidamada Jeneraalka hoggaamiya ciidamada (Libyan National Army -LNA) ee Liibiya oo dagaalka kula jira dowladda KMG ah ee dalkaasi Gen. Khalifa Haftar...

DEGDEG: Musharixii Mucaaradka oo ku guuleystay Doorashada magaalada Istanbul & Natiijada..

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in doorashada ku celiska ahayd ee magaalada Istanbul, dalka Turkiga uu ku guuleystay musharaxa Isbaheysiga mucaaradka...

Madaxweynaha Turkiga: “Allaha u naxariisto walaalkeen Maxamed Mursi, waa Shahiid taariikhda galay…”

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka hadlay geerida madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi oo maanta ku geeriyooday maxkamad ku socotay...

Turkiga oo Dowladda Somaliya ugu deeqay Warshad soo saarta Dharka Ciidamada Qalabka sida.

Dowladda Turkiga ayaa maalgelineysa dhismaha Warshad soo saarta Dharka iyo Agabka ciidamada, iyadoo ku deeqday dhammaan waxyaabaha ay ku shaqaynayso, iyadoo howgeli...
error: Content is protected !!