Tag: Ugaaska Xawaadle

Ugaas Xasan oo Dowladda Somalia ku eedeeyay inay Caruurta Reer Hiiraan u qoraneyso Askar...

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa dowladda Somalia ku eedeeyay inay caruur u qoraneyso askar, taasoo keenay inay diidaan...

Lebiskii Ugaaska Xawaadle ee Caleemo saarkiisa oo Qaraaxo iyo Dood dhaliyay (DAAWO VIDEO)

Baraha warbaahinta ee bulshada Soomaalida ku xiriirto waxaa lagu soo bandhigay qaraaxo laga sameeyay qaabkii uu u lebistay Ugaaska dhowaan la duubay ee Beesha Xawaadle...
Maxay Beledweyne ku dhex maray Yuusuf Dabageed & Axmed Fiqi

Maxaa Beledweyne ku dhex maray Yuusuf Dabageed & Axmed Macalin Fiqi..? [Qoraal uu faafiyay...

Guddoomiyaha Xisbiga Daljir Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ahaa marti sharaf ka qeybgashay caleemo saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa qoraal uu soo dhigay...

Bannaanbax looga horjeedo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka dhacay Beledweyne

Bannaanbax ay soo abaabuleen taageerayaasha Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa maanta ka dhacay magaalada Beledweyne, iyadoo looga horjeeday  madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan...

Muxuu Xasan Sheekh uga reebay Ugaaska Xawaadle uga reebay Liiska Odayaasha Doorashada 2016?

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa colaad kale ku abuurtay beesha Xawaadle kadib markii uu liiska Odayaasha leh saxiixa laga reebay Ugaaska cusub ee beeshaasi...

Ugaaska Beesha Xawaadle oo ka hor yimid Qorshihii Madaxweynaha Xasan Sheekh ee shirka Jowhar

Xogta laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan oo ku saabsan shirkii gaarka ahaa ee dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ugaaska...
error: Content is protected !!